Toggaherer’s Weblog

GUDOOMIYE CUSUB OO AY DOORTEEN XUBINIHII GUDIDA COMMISIONKA DOORASHOOYINKA SOMALILAND.

Posted on: February 5, 2009

GUDOOMIYE CUSUB OO AY DOORTEEN XUBINIHII GUDIDA COMMISIONKA DOORASHOOYINKA SOMALILAND.

Hargaysa 02 Feb 2009 ToggaHerer

Shalay ayey ahayd markii uu is casilay Gudoomiyihii commisionka dorashooyin taas oo uu cadeeyey in uu sababaha uu isu casilay ay ahayd iyada oo wada shaqayn uu ka waayey xubnihii kale ee gudida la haa oo waliba carabka ku sii dhuftay mudane Jaamac Maxamuud Cumar ” Jamac Sweden”.

Is casiladaa kadib ayaa lixdii xubnood ee ku soo hadhay gudida commissionka ayaa waxa ay doorteen gudoomiye cusub taas oo ay u doorteen mudane Jaamac Maxamuud Cumar ” Jamac Sweden”..

Mudane jaamac ayaa waxa horyaala arimu aad u badan oo aanuu nin xilka ku cusubi ka dabaalan karin taas oo ay u dhawaan karto in uu kilaafkoodu iyo jagada loodortay xubinta iyada oo doorashadii ay dhawr iyo kontan cisho ka haday in ay doorashadu dib u dhacdo.

Warqabdka togaherer
Hargaysa

Leave a comment

February 2009
S S M T W T F
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28