Toggaherer’s Weblog

Ilmo sannad jir ah oo uur leh , waa mucjiso

Ilmo sannad jir ah oo uur leh , waa mucjiso

Dhaqaatiirta dalka Sacuudi-Caraabiya,ayaa arin mucjiiso rabaani ah ku tilmaamay,cunug yar oo hal sano jirta oo uur leh.

Arintan mucjisada iyo la yaabka leh ayaa shacabka Sacuudiga iyo Aduunka ku noqotay arin amakaag iyo fajaciso ku abuurtay qofkasta oo maqla arinkan.

Qaar ka mid ah dhaqaatiirta oo saadaal ka bixiyay,habkii ay cunugtan-yar uurka u yeelatay,ayaa ku doodaya,in gabadhan hooyadeed xiligii ay uurka laheyd falgal dhacay waqtigaas uu si kedis ah ugu gudbay minka gabadhan yar,sidaasna ay uurka ku qaaday,inkastoo kuwa kalana ay ku doodayaan in gabadhan-yar ay mataano la ahayd cad-hilib oo ku beermay minkeeda.

Cunug-tan yar ee halka sanad-jirta ayaa la ogaaday uurkeeda,kadib markii dhaqaatiirtu saareen qalabka loo isticmaalo haweenka looga shakiyo inay xaamilo yihiin.

Qisadan ayaa noqotay sheekada loogu hadal badan yahay dalka Sacuudiga-Caraabiya,waxayna ku tilmaameen dhacdadan inay ka mid tahay mucjisooyinka Rabaaniga ah ee Ilaahay umadiisa ku imtixaamo.

By: liban Ismail.

khartoum/Sudan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

July 2017
S S M T W T F
« Jul    
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
%d bloggers like this: