Toggaherer’s Weblog

ARDAY 74-SANO JIR AH OO 39 SANO GUDBI LA IMTIXAANKA DUGSIGA SARE

ARDAY 74-SANO JIR AH OO 39 SANO GUDBI LA IMTIXAANKA DUGSIGA SARE

India 19/08/2008 (ToggaHerer)
India: Arday ay da’diisu 74-sano jir ayaa la sheegay inay nasiib xumo ay haysto ka dib markii uu ka gudbi waayay imtixaanka dugsiga sare waxa uuna dhacay Imtixaankii sodon iyo sagaal jeer 39 marka laga bilaabo imtixaankii u horeeyey ee uu u fadhiistay oo ahayd 1969.

Odaygan ardayga ah oo magaciisa la yidhaahdo Shiv Charan ahna beer qodato kaasoo ku nool xaafad lagu magacaabo Kohari oo ku taala dalkaasi India ayaa lagu soo waramayaa inuu aad u jecel yahay waxbarshada balse nasiib xumada haysata ayaa ah baa la leeyahay inuusan laheyn faham fiican oo uu duruusta loo dhigo ku qaban karo, arrintaasna ay ku kalifto in imtixaan kasta uu fadhiisto uu keeno dhibco aad u hooseeya.

Haddaba, ardaygan odayga ah oo ay saxaafaddu ka wareysatay mustaqbalkiisa ayaa la sheegayaa inuu weli ku adkeysanayo, isla markaana ku cel celiyay ilaa inta uu ka dhimanaayo uu sii fadhiyi doono fasalkiisa dugsiga sare si kastoo da’diisa u sii socoto.

Ardaygan Ayaa markasta waxa uu imtixaanka lagalaa la fasal na yahay Caruur uu da’ahaan uu u noqonayo Awoow , Arday Shiv ayaan wali guursan doobna ah maadama oo uu markasta ku adkaysan jiray in aanu guursan doonin ilaa uu gudbo imtixaanka taas oo nasiib daro imitixaankii sanadkana uu gudbi waayay.

W/D Oday Maxamed

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

September 2017
S S M T W T F
« Jul    
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
%d bloggers like this: