Toggaherer’s Weblog

HAYADA CARE INTERNATIONAL OO GADIID GUDOONSIISAY WASARADA WAXBARASHADA S/L

Posted on: June 28, 2009

HAYADA CARE INTERNATIONAL OO GADIID GUDOONSIISAY WASARADA WAXBARASHADA S/L

Waxa maanta deeq kala duwan la gudoonsiiyey wasaarada waxbarashada Somaliland deeqdaa oo ay gudoonsay hayada Care Internationl deeqadaas oo ka koobnayd laba gaadhi iyo laba motorcycle waxaa ka gudoomay oo ka socday dhinaca wasarada waxbarashada agaasiimaha guude ee wasaaradaasi mudane Cabdi Cali Odowaa iyo gudomiyaha manaahiiijta Somalind munde Cabdilaahi yaasiin iyo madax kale oo ka tirsan wasaradaasi iyo madax Care International qaybta Somaliland mudane Ibrahim M. Macaleesh iyo sidoo kale sarakiil kale oo ka socota iyna hayadaasi. Ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay Mudane Maacaleesh oo ah madaxa Care horkacyeyna dhinaca Care waxaanuu sheegay in ay maanta halka u yeemaadeen sidii ay tageero uga gaysan lahaayeen kobcinta wax barashada taas oo aanu maanta aan ku caawinay wasaarada laba Landcrusel iyo laba Motocycle markaanu aragnay in ay transportationka yahay daruuri dhica horumarinta adeegayada aasaasiga ah ee bulshada ayaanu garayn in aanu idiinku deeqno deeqadan gaadiid. Sidoo kale waxaa halkaas kaga godoomay Agaasimaha guud ee wasarada waxbarashada Somaliland Mudane Cabdi Cali Odowaa waxaanuu aad ugu mahadnaqay madaxda hayada Care deeqan ay ugu deeqeen gaadiidkan iyo waliba Kayse Cabdi Shaybe oo ahaa wiilka macaradka lahaa ee qandaraaska lagu siiyey keenida gaadiidkan , waxa uu sheegay agaasimuhu in ay meel wayn u buuxin dooto waxna ka tari doonto geesta socdaalka dheer iyo ka gaaban ba taas oo uu sheegay in ay gawaadhiga Landcruisel lagu ay u fududayn doonto in ay safaro fog fog ugu baxaan kana kaabi doonto safarada gobolada. Ugu dambayntii waxaa la kala gudoomay gaadiidkii sidaasna ay furayaasha kula kala wareegeen labadii dhican. Warqabadka togaherer Hargaysa Image and video hosting by TinyPic

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: