Toggaherer’s Weblog

MICHEAIL JACKSON OO GEERIYOODAY IYO HEESII THRILER EE DADKA AKHIRO (DAAWO)

Posted on: June 27, 2009

MICHEAIL JACKSON OO GEERIYOODAY IYO HEESII THRILER EE DADKA AKHIRO (DAAWO)

Heesaaga caanka ah ee dunida oo dhan ka dabadhacday Michael Jackson ayaa caawa lagu dhawaaqay in uu dhintay kadib markii wadnaha uu istaagay.

Michael Jackson ayaa cusbitalka UCLA Medical Center la keenay isaga oo KOMA ku jira, waxaana saacado kadib maamulka cusbitalkaasi shaaciyeen in ey nafta ka haaday heesaagan.

Fanaankan oo loo yaqaanay «The King of Pop» (Boqorka Pop-ka) ayaa lagu xasuustaa waxyaabo badan, waxaana dadka jeceli ey ilmo kasoo dareertaa markii ey aragiisa arkaan amaba ey tagaan goobaha uu ka tumo.

Sidoo kale waxaa lagu xusuustaa qoob ka cayaalkiisii khatarta badana taas oo aan wali la keeni karin cagabidhyoodkii marka uu gadaal u soconaayo oo caawa TV yada caalamka oo dhami ay hadal hayeen.

Michael ayaa ifka kaga tagay 3 caruur ah oo lagu kala magacaabo M. Joseph Jackson, Jr. Paris Michael, Katherine Jackson iyo Prince Michael Jackson II.

Fanaankan oo dhasahy August 1958 waxa uu ahaa 50 isaga oo cagaha la sii galaayey 51 laba bilood kadib ,sidoo kale waxaa july sanadka laga sugaayey in uu dalal badan ka heeso taas oo dalka UK dhamaan dadka xiiseeyaa ayay sii goosteen tigidhadiisa.

Isku soo wada duuboo caawa waxaan ka xusi kara heesihiisii hees uu qaaday oo uu ku matalaayey in macal qubuuraha dadkii jiray ee tagay aakhiro ay soo kaakaceen lana heeseen taas oo caawa uu saani ula heesi doona dadkii uu barigaa saadaalinaayey hadan heestii xagan hoos guji oo ka daawo.

[FADLAN RIIX OO DAAWO HEESTII THRILER EE QUBUURAHA OO(Full VERSION, 13 min)]

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: