Toggaherer’s Weblog

XISBIGA UCID OO WARSAXAAFADEEED KA SOO SAARAY ARINTA LABA XUBNOD EE COMISIONKA.

Posted on: June 23, 2009

XISBIGA UCID OO WARSAXAAFADEEED KA SOO SAARAY ARINTA LABA XUBNOD EE COMISIONKA.

Gudida loo Magacaabay Eedaynta labada Xubnood ee Koomishanka.

Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID wuxuu Madaxda qoraalkani toos ka ugu socdo ku wargelinayaa inaanu ku kalsoonayn Xubnaha Gudida loo saaray baadhitaanka eedaha loo soo jeediyay 2 da Xubnood ee ka mid ah koomishanka Qaranka.

Gudidaas oo hore u gashay eedeyn loo soo jeediyay Xubinta Xisbiga UCID soo magacawday Md Axmed Maxamed Daahir( Bidaar ) oo Go’aanka ay ka gaadheen Golaha Wakiiladuna ku diideen.

Sidaa darteed Xisbi ahaan nooguma muuqato in isla guddidaas hore mar kale dib loogu magacaabo.

Hadaba si cadaalada loo sugo loogana baaraan-dego in loo magacaabo guddi hor leh oo dhexdhexaad ah kuna jirin Xubnahaas hore.

Md, Aadan Maxamed Mire Waqaf

Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga UCID


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: