Toggaherer’s Weblog

MADAXWEYNE RIYAALE OO GALABTA KA SOO DEGAY BERBERA AIRPORT

Posted on: June 21, 2009

MADAXWEYNE RIYAALE OO GALABTA KA SOO DEGAY BERBERA AIRPORT

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale kaahin ayaa Hadda galabta soo gaadhay Magaaladda Berbera ee Gobolka Saaxil .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo kasoo Degay Garoonka Diyaaraddaha ee Magaaladda Berbera waxaa si Diiran ugu soo dhaweeyay Magaaladda Berbera ee Gobolka Saaxil Madaxda Gobolka Saaxil iyo Masuuliyiiin aad utiro Badan oo ka tisan Gobolkaasi Saaxil iyo weliba Dadweynaha Gobolkaasi Saaxil .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Socdaal Hawleed ugu maqnaa Dalka Kuweyt waxaa weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland wehelinayay Xoghaya Gaar ah ee Madaxweynaha JSL Axmed Maxamed Ciise , Wasiirka Waxbarashada ee Somaliland Xassan Xaaji Maxamuud Gadhweyne Marwada Koowaad ee Somaliland Marwo Hudda Barkhad aaden .

Wixii Warar ah ee kasoo Kordha Weftigaasi wararkaayaga danbe ayaad Kula socon doontaan waxaana la filayaa inay weftigaasi soo gaadhi doonaan Magaaladda Hargeysa 48 saacadood ee Soo Socda.

Wariye Mohamed Mussa inji
Hargeysa
Somaliland
Email: mahamad95@hotmail.com

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: