Toggaherer’s Weblog

GUDOMIYAHA WAKIILADA S/L OO HAWEENKA UCID EE UK CASHO SHARAF U SAMEEYEEN

Posted on: June 21, 2009

GUDOMIYAHA WAKIILADA S/L OO HAWEENKA UCID EE UK CASHO SHARAF U SAMEEYEEN

London 21 June 2009 (THN)

Gudoomiyaha golaha wakiilada jamahuuriyada Soomalailand C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa xalay casho sharaf loo sameyey oo ay soo abaabuleen ururka haweenka ee xisbiga UCID ee uk gaar ahaa magalada London.Guddomiya baarlmaanka oo dalka Uk gaar ahaan magaalada London booqasho kusoo gaadhay.

click to comment
click to comment
click to comment
click to comment

Gudoomiyaha golaha wakiiladu waxa uu mahadnaq usoo jeediyey garabka haweenka UCID casho sharaftan ay u sameyeen isagoo intaas ka dib warbixin kooban ka bixiyey dalkii hooyo sheegayna in dalka ay ka jirto abaaro farabadan.

click to comment

click to comment
click to comment
click to comment

Gudoomiyaha golaha wakiiladu waxa safarkiisan uu ku maraayo wadamada yurub qaar ka mid ah , gudoomiyaha golaha wakiiladu waxa kale oo uu sheegay in uu tagi doono wadama sweden,norway,finlnad iyo wadamo kale oo ka mid ah qaarada yurub.
Ucid Media

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: