Toggaherer’s Weblog

XUKUUMADA SHARMAARKE OO SOO BANDHIGTAY MAGACYADA DADKII KU DHINTAY QARAXII BELEDWEYN

Posted on: June 20, 2009

XUKUUMADA SHARMAARKE OO SOO BANDHIGTAY MAGACYADA DADKII KU DHINTAY QARAXII BELEDWEYN

XUKUUMADA SHARMAARKE OO SOO BANDHIGTAY MAGACYADA DADKII KU DHINTAY QARAXII BELEDWEYN

click to comment

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday magacyada xubnihii ka tirsanaa dowladda ee shalay ku dhintay qarixii ismiidaaminta ee ka dhacay magaalada beled weyn,iyadoo qaraxaas uu ahaa mid uu fuliyay ruux naftii Haligay
click to comment
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu soo bandhigay magacyada dadkaas oo ay ku jireen saraakiil sare sare oo qaraxaas Beled weyn lagu dilay.

Hadabada wareegtada Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in dadkii ku dhintay qaraxaas ay ka mid ahaayeen Nabadoono, Abwaano iyo saraakiil kale.

1. Xildhibaan Cumar Xaashi Aadaan (wasiirkii Amniga Qaranka)

2. C/kariin Faarax Laqannyo (Ambasador)

3. Max’ed Cabdi Yaroow (Gaashaanle sare)

4. Max’ed Barre Fiidow (Gaashaanle Sare)

5. Cumar Xasan Dhudi (G/sare iyo Taliyihii Ciidanka Asluubta Hiiraan.)

6. Yuusuf Xuseen Tima Cadde (Korneel.)

7. Faarax Cabdule Fiidow (Nabadoon.)

8. Xasan Dariiqow (Nabadoon.)

9. Xasan Cilmi Hure (Nabadoon.)

10. Axmed Carabay (Nabadoon)

11. Cilmi Shire (Nabadoon)

12. Max’ed Cabdi Cibaar (Abwaan)

13. Cabdi Dhuux Guure Cali (Abwaan).

14. Buule xaashi Aadan (Ganacsade)

15. C/fitaax Cali xaydar (Injineer)

Sidoo kale Wareegtadaasi lagu soo bandhigay magcayada dadkii ku geeriyooday qaraxii shalay ayaa dadka kale ee ku geeriyooday waxaa ku jir 23-qofood oo isugu jira Saraakiil sare sare iyo Ilaalada Wasiirkii Amniga Qaranka dowladda KMG Soomaaliya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: