Toggaherer’s Weblog

AMIIN MAR 2aad WAKHTIGAYGA QAALIGA AH WAXAAN KUUGU DUUR XULAY INAAN KAA DHAADHICIYO RAYIGA QALAFSAN

Posted on: June 19, 2009

AMIIN MAR 2aad WAKHTIGAYGA QAALIGA AH WAXAAN KUUGU DUUR XULAY INAAN KAA DHAADHICIYO RAYIGA QALAFSAN
Ugu  horayn waxan salaamaya dhamaan inta jecel jiritaanka somaliland marlabaadka waxan u gudbinayaa muwaadinka la yidhaaho aamin dahir caynaanshe

runtii aamin daahir waxad aaminsan tahay iyo waxan aaminsanahay waa kaaf iyo kala dheeri hasa ahaate aan inyar kuu saxo

warancade maaha nin aabahay iyo adeerkay toona ah taas horta laabta ku hayso takale marka aad rabto inaad nin masuul

ah dhaliishii soo bandhigto dee saxiib ilaa xaafadaa hoose waa ceeb gobanimadana kumay suntanayn inaad ugudubto

sababtoo ah waxa ka mid ah qoraalkaagii warancade xawayaankiisa oodi macelinaysa? ama yaaquudiya

labada suaalood hadii aan cabiro ujeedadii aad kalahayd

waxa la yidhi beribaa rag xabsi ku jiray oo maxabiis aha ayaa ragaas mid ka mid ah ayay xaaskiisu la xidhnayd inta kale oo

dhan rag iska wada allow sahal ah ayay ahayeen sidaa darteet ninka iyo xaaskiisa qol gaar ah ayay ku xidhnayeen

xayramiinta kalena meelo gaar ah waxa markaa gadheen ragii heeray labadan qof ee isqaba ay sanqadh dhegaysii joogta ah

24 hrs heegan ah ku hayaan ninkan iyo gabadhiisa amar xaasil aan usoo daadego pointge waa sheekadii ku baxday

doob tuhun baa dilay

hadaba muwaadin aan halyar kuugu sooo khatime waxyaaba afkaaga uqalma iyo waxyaaba aan u qalmin horta kala

calaamadso waayo aday qaali kugu tahay maaha inaad ilaa xaafadaha hoose socoto taasi waa waano culus

hadii aan kaaaga jawaabo suaasha ah xawayaanku imisay dad dhaawaceen imisay dad cuneen

horta waxan warbaahinta beri ka akheristay in uu qof dumar ah libaax cunay kadibna libaaxii la toogtay

sidaa darteet iyadoo aan wada ogsoonahay in qofkasta oo uunka ku nool in uu sabab leeyahay oo wax lagu sababi doono

wuxuu yahayba hadaba shikhsiyan aad baan uga xumaaday arinkaas taas oo geeri kastaoo timaada qofku kaxumana karo

hase ahaate aan laga yeelayn oo qadar alle tahay waayo aayad qur aan ah ayaa ahayd

(NAFKASTAA WAA TII DHADHAMISA MOWDKA)

waxan kaga baxayaa taasna in aan marnaba wax allaah idmay lays hortaagi karin

hadaba isku soo wada duub oo muxuu qabtay wasiirka duulista iyo hawadu muxuuse hagraday baa meesha taal

wuxu qabtay madaarkii hargeisa ayuu hagaajiyay oo dhisay xafiisyo cusub iyo laami dheer oo dayaarada waa wayni ku soo

xidhan karaan usameeyay waxa kale oo jirta inuu kii berberana hada faraa kula jiro oo dhiskiisii socdo waxanu balan ku

qaaday inuu burcona tegaayo oo dhisaayo markuu ka berbera dhiso takale waa nin aad uga sheqeeya nabadgelyada

nabadgelyadana waa shayga keliya ee maanta bulshadu hoos hadhsanayso

sida rag kale oo madax ahi ku hanjebayaan ay leeyihiin hadii aan doorashada wayno wax kale ayaa dhici

taas oo macnaheeda marka la eego noqonaysa bulshadaan kajarayna oo laynayna

runtii nin madax isku sheegaya oo raba inuu mutaqbalka hogaamiye noqdo

wax afkiisa ku ahboon maah

hadaba waxa iswaydiin leh aamin caynaanshe iyo kuwa la fekerka ah ee aaminsan

figrada qalafsan ee qiirada al shabaab waxad uga hadli wayday kuwa hadh iyo habeen burburka iyo fadeexada qalafsan

ugu sheekaynaaya caalamka ee leh nabadgelyo kama jirto somalland kala danbayn majirto figrada digtaa atooriyado ayaa

xukuumadu kudhaqanta bala bala

isku soo wada duub oo waxan kaga baxay somalidu waxay ku maah maahda

sagaaro saalo muuqatay aas aasta

taas waxan uga jeeda aan ka hadalo oo runta ku rafano halka ku haboon in laga hadlo intaad qof aan ceeblahayn

aad rabto inaad ceeb saarsaarto

waxanan ku khatimay fiker caafimaad maskaxdaada alle haku soo dabaalo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: