Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEG AH:QARAX IS-MIIDAAMIN AH OO LALA EEGTAY HOTEL KU YAAL BELEDWEYN

Posted on: June 18, 2009

WAR DEG DEG AH:QARAX IS-MIIDAAMIN AH OO LALA EEGTAY HOTEL KU YAAL BELEDWEYN
WAR DEG DEG AH: Qarax ismiidaamin ah ayaa daqiiqado ka hor ka dhacday Magaalada Beled weyn ee gobolka Hiiraan, iyadoo gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu gudaha u galay Hotelka Madiina ee bartamaha Magaalada Beled weyn.

Qaraxa oo u muuqday mid qorsheysan ayaa waxaa fuliyay ruux naftii Halige ah, kaasoo gudaha u galay Hotelka, waxaana nuuca gaariga wax qarxiyay lagu sheegay inuu ahaa Market.

Ma cada ilaa iyo hada qasaaraha uu geystay qaraxaas, hase yeeshe waxaa jira qasaaro lixaad leh oo ka dhashay qaraxaas ismiidaaminta oo noociisa ahaa kii u horeeyay oo ka dhacay magaalada Beled weyn.

Wasiirka Amniga Qaranka Cumar Xaashi Aadan oo dhowaan gaaray magaalada Beled weyn ayaa halkaas ka waday dhaq dhaqaaqyo iyo guluf dagaal oo ka dhan ah xoogaga mucaaradka.

Lama oga hadii wax gaareen mas’uuliyiinta uu horkacayay Cumar Xaashi oo ay ku jiraan Maamulkii hore ee Gobolka Hiiraan,kuwaasoo degenaa hotelka la qarxiyay

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: