Toggaherer’s Weblog

GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA CABDIRAHMAAN M. ABDILAHI OO GAADHAY DALKA UK(SAWIRO)

Posted on: June 18, 2009

Gudoomiyaha golaha wakiilada jamahuuriyada Soomalailand C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa xalay abaaro 11:00 habeenimo yimi dalka Uk gaar ahaan magaalada London gudoomiyaha golaha wakiilada waxa halkaa ku soo dhaweyay xubnaha xisbiga Ucid iyo taageerayaasha xisbiga Ucid waxaan halkaas ka soo dhaweeyay masuuliyiinta xisbiga ucid oo ay ka mid ahaayeen ,

Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga ucida Abdinaasir oo mudooyinkii ugu danbeeysay ku sugnaa dalka uk
,gudoomiyaha yurub ee xisbiga Ucid md,siciid cumar axmed
gudoomiyaha ururka dhalinyarada ee uk ee xisbiga Ucid ,Sacad Maxamed Qawdhan
Mustafe C/laahi Aadan oo ka mid ah madaxda Ucid
Xamse Axmed Salaan gudoomiyah media ah ee uk ee xisbiga ucid

waxa kale oo uu gudoomiyaha golaha wakiiladu halkaa kula hadlay qaar ka mid ah saxaafada madaxbanan ee ee jamhuuriyada soomalailand halkaas uu uu ku siiyay gudoomiyaha waraysi gaaar ah oo ku saabsan xaalada dalkau maraayo maanta iyo safarkiisan uu ku maraayo wadamada yurub qaar ka mid ah

gudoomiyaha golaha wakiiladu waxa kale oo uu sheegay in uu tagi doono wadama sweden,norway,finlnad iyo wadamo kale oo ka mid ah qaarada yurub
Ucid media
click to comment

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: