Toggaherer’s Weblog

CUSMAAN HINDI WAANU KU GARAB TAAGANAHAY HAWSHAA GUDOOMIYAHA UDUB EE BRISTOL

Posted on: June 18, 2009

CUSMAAN HINDI WAANU KU GARAB TAAGANAHAY HAWSHAA GUDOOMIYAHA UDUB EE BRISTOL
Aniga oo ku hadlaya magacayga gaarka ah iyo ka xisbiga UDUB
iyo ka reer Bristol waxaanu hanbalyo hawada u soo marinaynaa Cusmaan Hindi waxaananu qeexaynaa inaanu la garab taaganahay taageero buuxda hashaa loo igmaday ee aadka u balaadhan Ilaahayna waxaanu kaaga rajaynaynaa inuu kuu fududeeyo

Cusmaan oo ah muwaadin leh karti iyo karaamo xisbiga UDUB
u horseedi karta inuu ku guulaysto doorashada Madaxweynaha
iyo Madaxweyne ku xigeenka ee soo socota

Hadaba hadii aanu nahay qomiyada reer somaliland ee ku nool
Bristol oo taaeersan xibiga UDUB waanu ku faraxsanahay Cusmaan Hindi inuu jagadaa mayalka u qabto waananu ku hanbalaynaynaa xisbiga UDUB oo ah horyaalka xisbiyada somaliland markaad eegto doorashooyinkii dalka ka dhacay mar walba isaga ayaan hogaaminayay tana insha Allaahu waa UDUB IYO AAYAHA DALKA

GUDOOMIYAHA XISBIGA
UDUB EE BRISTOL
CUMAR AW CABDI MAXAMED
CUMAR DOOLI

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: