Toggaherer’s Weblog

CUMAR XAASHI IYO C/KARIIM LAQANYO OO KA MID AH DADKA KU DHINTAY QARAXA ISMIIDAMINTA AH EE BELEDWEYN

Posted on: June 18, 2009

click to comment
File Foto Cumar Xaashi

Wasiirkii Amniga Qaranka dowladda Soomaaliya Cumar Xaashi Aadan ayaa ku geeriyooday qaraxii weynaa ee ismiidaaminta ahaa, kaasoo lala eegtay Hotelkii uu ka deganaa Magaalada Beled Weyn.

click to comment
Photo File ; C/kariim Laqanyo

Xaalada Magaalada Beled Weyn ayaa kacsan, iyadoona ay isa soo tarayaan qasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qaraxaas oo ahaa mid si weyn u qal qal geliyay magaalada.

Ilaa iyo hada waxaan xadadan wararka laga heli karo qaraxaas oo ahaa mid aad u xoog badan,waxaana la sheegayaa in Wasiirkii Amniga Qaranka Cumar Xaashi iyo Safiirkii hore ee Dowladda Soomaaliya u fadhiyay Magaalada Addis Ababa C/kariin Laqanyo uu ku dhintay.

Ciidamada Maxkamadaha ayaa bandow maalin ah geliyay magaalada Beled weyn, waxaana jawiga magaalada uu yahay mid aad u kacsan oo magaalada u muuqato maalin musiibo ku habsatay.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: