Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEG AH:TALIYIHII BOLISKA GOBOLKA BANAADIR OO DAGAALADA KU GEERIYOODAY

Posted on: June 17, 2009

WAR DEG DEG AH:TALIYIHII BOLISKA GOBOLKA BANAADIR OO DAGAALADA KU GEERIYOODAY

Dagaalada ka soconaya qeybo ka mid ah Degmada Hodan ayaa daqiiqadba daqiiqada ka dambeysa sii xoogeysanaya, iyadoona la sheegayo in dagaalka labada dhinac ee dagaalamaya uu jiro qasaarooyin kala duwan oo kala gaaray.
click to comment
Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Cali Saciid uu dagaalka ku dhintay, isagoona la sheegay inuu dagaalka hogaaminayay.

Ciidamada Dowladda ayaa guulo la taaban karo ka gaaray dagaalka, iyagoona gudaha ugu galay Degmada Hodan, waxaana dagaalka uu hada u muuqdaa mid u sii dhaqaaqayo dhinaca Warshadii Caanaha.

Xaalada ayaa ah mid wali kacsan, waxaana wali la maqlayaa rasaas aad u xoog badan oo aaga Hodan la isku weydaarsanayo

Wixii warar ee dagaalada ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

AXMED KULAN

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: