Toggaherer’s Weblog

ENG FAYSAL PROF MAXAMED RASHIID C/RAXAMAAN CIRO OO MAANTA DALKA KA DHOOFAY

Posted on: June 17, 2009

ENG FAYSAL PROF MAXAMED RASHIID C/RAXAMAAN CIRO OO MAANTA DALKA KA DHOOFAY
Manta oo ay tahay taariikhdu 16/06/09 waxaa ka duulay madarka hargeysa (Hargeisa international airport )wafti culus oo hogaaminayo Musharaxa jagada Madaxweynaha xisbiga UCID Eng, Faysal cali waraabe, musaraxa madaxweyne ku xigeenka Prof, Maxamed Rashiid Shiikh Xasan, Gudoomiyaha G/Wakiilad JSL C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro

Waftigaas oo u kicitamay dalalka kala duwan emaaraadka carabta sucudiga ,UK, USA iyo Canada waftigaas oo hawla shaqo u tegaya halkaas kuna maqnaan dona mudo 2 todobaad hadii Alle idmo

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: