Toggaherer’s Weblog

SHIR XAALADA NABADGELYO EE SOOMALIYA LAGAGA ARINSANYO OO KA FURMAY ADDIS ABABA

Posted on: June 16, 2009

Magaalada Addis Ababa oo xarun u ah dalka Itoobiya iyo Ururka Midowga Afrika ayaa waxaa saakay ka socda Shir looga hadlayo xaaladaha nabadgelyo xumo ee ka jira dalka Soomaaliya.
click to comment
Golaha Amaanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika ayaa waxay maanta ku kulansan yihiin Magaalada Addis Ababa iyagoo ka arinsanaya waxyaabihii ugu dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya iyo meesha iminka xaalada guud ee dalku ay mareeyso.

Kulankan ayaa waxaa sidoo kale lagu soo qaadi doonaa dagaalada Dawlada Soomaaliya ka dhanka ah ee ka socda dalka Soomaaliya iyo weliba sidii Dawladaas looga taageeri lahaa dhinaca iska caabinta Kooxahan weerarada ku haya iyo dib u soo nooleyntii ciidankeedi qalabka siday.

Dhinaca kale waxaa kulankan lagu xusi doonaan sidii loo xoojin lahaa awooda ciidamada Amisom ee Muqdisho u jooga sida ay sheegtaan Nabad ilaalinta, waloow su’aali ka taagan Soomaaliya ma ka jirta Nabad la ilaaliyo?.

Shirkan iyo waxyaabaha ka soo baxa kaga bogo wararkeena dambe haddii Alle Yidhaahdo.

XAFIISKA WARQABDKA TOGAHERER
EE GEESKA AFRIKA

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: