Toggaherer’s Weblog

KAAM QAXOOTIGA ISKA DHIIBA DALKA FINLAND LAGU SII HAYO OO QARAX LALA EEGTAY

Posted on: June 16, 2009

KAAM QAXOOTIGA ISKA DHIIBA DALKA FINLAND LAGU SII HAYO OO QARAX LALA EEGTAY

Hay’ada Laanqeyrta Cas ee dalka Finland xero ama Kaam ay maamusho oo lagu magacaabo Suomusjärvi ayaa amaankiisa aad loo adkeeyay ka dib markii Qarax sida la rumeysan ku talagal ahaa lala beegsaday.

Xeradan oo si ku meelgaadh ahaan loogu sii hayaa dadka Megengelya doonka ah ee dalka Finland iska dhiiba, ayaa waxaa saraakiisheeda amaanku xaqiijiyeen in qaraxaas aan wax dhibaata ah dadka ka soo gaadhin marka laga reebo burbur aan sidaas u weyneyn oo dhismiha Xerada soo gaadhay.

lama oga in qarxani salka ku hayo naceyb dhinaca ajaaniibta ah laakiin waxaa loo maleeynayaa in ay ka dambeeyeen dad ay madax martay cuqdada soo galootiga.

XAFIISKA WARQABDKA TOGAHERER EUROPE

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: