Toggaherer’s Weblog

GUDOOMIYAHA KULMIYE MUDANE SIILAANYO OO MAANTA LAGU SOO DHAWEYEY OSLO(VEDIO)

Posted on: June 16, 2009

Oslo 14 june (THN)

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa galabta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Oslo ee caasimada Norway. Guddoomiyuhu wuxu ka soo kicitimay dalka Sweden oo uu maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa, halkaas oo uu kula kulmay masuuliyiin iyo jaaliyadda dalkaa, isla markaana lagu guddoonsiiyey bilad dahab ah.

Imaanshihiisii ka dib wuxu warbaahinta u sheegay in uu aad ugu mahadnaqayo dhamaan jaaliyadda iyo masuuliyiinta, waxaanan jecelahay markan isu nimaadno inaan uga waramo dalkii iyo halka xaaladiisu mararyso.

Socdaalka guddoomiyaha ee dalka Norway wuxu qaadan doonaa muddo saddexda cisho, isagoo la kulmi doona masuuliyiin kala duwan oo ka kooban dawlada Norway iyo hay’adaba.

Soo dhaweyntii guddoomiyaha waxa ka qeyb qaatay masuuliyiinta ka tirsanaa saddexda xisbi qaran, safiirka somaliland ee Norway, guddoomiyaha jaaliyadda, odoyada, waxgaradka iyo haweenka.

Guddoomiyaha waxa ku weheliyey socdaalkiisan marwadiisa Marwo Aamina Sheekh Maxamed(Aamina Weris).

Warqabadka Togaherer
Oslo
Norway
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment

click to comment

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: