Toggaherer’s Weblog

DAWLADA ITOOBIYA OO QORSHEYNAYSA DHISME KHAD TAREEN CASRI AH

Posted on: June 16, 2009

Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay inay qorsheyneyso inay dhisto khad balaadhan oo habka tareenada ah, inkastoo ay ay jiraan dhibaatooyin badan oo dhinaca dhulka ah.

click to comment
PHOTO FILE

Waqtigan dalkaasi wuxuu leeyahay wado keliya oo taariikhi ah oo tareenadu maraan kaasoo isku xidha Itoobiya iyo Jabuuti, kaasoo uu u dhisay Faransiiska boqortooyadii Menelik ee dalka Itoobiya horaantii qarnigii 20naad.
Tareen

Khadka cusub ee tareenada ee la dhisayo waxa uu gaadhi doonaa 5,000 km, kaasoo la filayo in loo isticmaalo qaadista alaabaha kala duwan.
Madaxa mashruucan dhismaha khadka tareenada Gatechew Betru waxa uu sheegay in khadkan tareenka ah uu wax weyn ku kordhin doono horumarka dalka Itoobiya.

Haatan waxaa dalka Itoobiya ka socda dayactir lagu sameynayo khadkii hore ee tareenada kaasoo ay maalgelineyso Midowga Yurub.

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: