Toggaherer’s Weblog

CISMAAN HINDI OO LOO MAGACAABAY MASUULKA U SAREEYA OLOLAHA DOOTRASAHDA EE XISBIGA UDUB

Posted on: June 16, 2009

CISMAAN HINDI OO LOO MAGACAABAY MASUULKA U SAREEYA OLOLAHA DOOTRASAHDA EE XISBIGA UDUB
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland
Date: 15/06/09
Warsaxaafadeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Gudoomiyaha Xisbiga UDUB Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu shalay magacaabay Gudoomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga UDUB.
Madaxweynuhu isaga oo tix-gelinaya ahmiyada weyn ee maamulka Ololaha Xisbiga UDUB iyo baahida weyn ee loo qabo in Jagadaasi la buuxiyo, isaga oo weliba ku qanacsan Kartida, Aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo waxa uu u magacaabay Mudane Cismaan Cabdillaahi Cigaal “Cismaan Hindi” in uu noqdo Gudoomiyaha Ololaha Doorashooyinka Xisbiga UDUB.

Note: Waxa aanu ogeysiinaynaa dhamaan Warbaahinta in warsaxaafadeedkii shalay ee ku saabsanaa magacaabista Cismaan Hindi uu yahay Gudoomiyaha Ololaha doorashooyinka ee Xisbiga UDUB ee aanu ahayn agaasimaha dar dar gelinta iyo abaabulka oo si khalad ah shalay nooga soo baxay.

Alla Mahad leh

Siciid Cadaani Mooge
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: