Toggaherer’s Weblog

KULAN SAACADO SOCDAY OO AY YEESHEEN MADAXDA SARE EE XISBIYADA OO KA DHACAY CROWN HUTEL. Hargaysa 13 june 2009 (THN) Waxaa maanta Huteel Crown fooda isku daray hogaanka sare ee sadexda xisbi qaran ee (Udub , Ucid , kulmiye) kulaankaas oo ahaa mid ay albaabadu u xidhan yihiin saxaafadana aan loo ogolayn waxa laga wada hadlaayey sidii loo fulin lahaa balnkii doorashada madaxtooyada ee la isku ogaa in ay dhacdo 27 bisha september iyo waliba ka tashi ku aadan dhinaca xubnaha commisionka doorashooyinka qodobkaas oo ahaa qodonkii aadka looga dooday la iskuna mari waayey. click to comment Kulankan waxaa uga qayb galay xisbi walaba 3 xubnood oo ah xubnaha ay wax ka goaan xisbi walba iyo dhawr xubnood oo goobjooge ahaa , waxana uga qayb galay xisbiga Udub Xoghayaha Guud ee xisbigaasi Mudane Jaamac Yaasiin Faarax, Cumar jamac Faarax , iyo Cismaan Cabdilaahi Cigaal Hindi, dhiga Ucid waxaa uga qayb galay Usharaxanaha Jagada Madaxweyne Ku xigeen ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamed Rashiid Sheekh Xasan iyo Axmed Cali Geedi , Gudoomiye ku xigenka Xisbigaasi Mudane Aadan Maxamed Mire Waqaf , xaga dhinaca kulmiye ay uga qayb galeen Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga mudane Muuse Biixi Cabdi , iyo afhayeenka xisbigaas Mudane Maxamed Kahin Ahmed iyo Ahmed Xaaji Cali Cadami . click to comment Shirkan ay ku kulmeen hogaanka sare ee saddexda xisbi qaran oo uu Guddoominayay Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan oo ah musharaxa madaxwayne ku xigeenka ee Xisbiga UCID, ayaa markii kulankaasi dhamaaday waxa uu saxaafada siiyay hadal kooban oo aan faahfaahin dheeraad ah lahayn, balse uu ku sheegay in qodobka ugu weyn ee ay ka doodayeen uu ahaa aarinta Komishanka doorashooyinka, “Anigoo (Maxamed Rashiid) guddoominaayay fadhigan iyo kuwii ka horeeyay waxaanu ku jirnaa hawl mihiim ah, markaa waxa wakhti dhaw nagu soo biiri doona madaxda Asxaabta mucaaridka, qoladan UDUB-na waxay gaadhsiin doonaan madaxdooda,Markaa waxa la ii wakiishay murtidii aad halkan ka sugayseen in aan idin iftiimiyo qodobka ugu wayn , markii isugu keen dambaysay waxay ahayd in qolo waliba ay la xidhiidho madaxdeedii sare, markaa sida aad ka war haysaan waxa idin soo dhaafay guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo guddoomiye ku xigeenka Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, qoladan UDUB xidhiidhkii way sameeyeen,Waxa noo hirgashay hawshii aanu halkan u fadhinay oo qodobka ugu wayn ee doodayadu ku saabsanayd uu ahaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka, hawshu si fiican ayay u socotaa aaraah badana waa la is waydaarsaday, madaxdiina taladooda ayay ku soo darsadeen, waxaanan balan dambe u qabsanay maanta, waxaana isla garanay in aan wax su;aalo ah nala waydiin.” Sidaa waxaa yidhi Maxamed Rashiid. Ugu dambayntii marka laga yimaado hadalka Gudoonka gudidaas ayaa waxaa soo bax baxaaya in midhka doorasha la isla qatay se aan la isla qaadan sidaa horba idiinku soo sheegay midhkii ahaa ama ka hadlaayey Commisionka doorashooyinka aynu ku balameen in ay mar dambe isugu soo laaantaan. Maxamed Muuse Hargaysa OTHER NEWS: GOLAHA WAKIILADA AYAA MAANTA ANSIXIYEY XEELKA MIINADA IYO WAXYALAHA QARXA Hargaysa 13 June 2009 (THN) Fadhigii golah wakiilada Somaliland ee maanta ayaa waxa goluhu ku ansiyey xeer hor yaalay kaas oo ahaa (Xeerka Miinada iyo waxyaalaha qarxa) , fadhigan oo ahaa mid aad u degan dooduna aany badnayn maadama hore loo sii lafa guray xeekan. … SUL MAXAMED SUL CABDI OO HAMBALYEEYEY SHACABKA S/L SOO DHAWAYNTII MARYANA MURSAL click to comment… KULANKII GULAHA GUURTIDA S/L OO MAANTA LAGA WADA HALAY XALINTGA KHILAAFKII DHEX YALAY Hargaysa 13 june 2009 (THN) Fadhigii golaha odayaasha ee jamhuuriyada Somaliland ay yeesheen ayaa maanta waxa ay ka hadlayeen sidii ay u baabin lahaayeen khilaafkii hadheeyey waagii ay ku kala jabeen in mudada loo kordhiyo madaxweynaha iyo dawladiisa iyo in aan loo kordhin taas oo ay sheegeen in ay hada laga bilaabo shuushkii sarayaan… KULAN DHEX MARAY MAANTA DAWLADA SOMALIA IYO AHLUSUNA WAL JAMAACA. Moqdisho 13 june 2009 (THN) Waxaa maanta ka dhacay Hotel Saxafi ee Magaalada Muqdisho kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Xubno ka socda Dawladda Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya iyo Kooxda la baxdey Ahlu-sunnah Waljamaacah. … UJEEDA UGU WAYN EE AL-QACIDA AY KA LEDAHAY SOMALIA WAA INAY ….” SHIIRIFKA Moqdisho 13 june 2009 (THN) Madaxweynaha Dowladda KMG ah Sheekh Shariif ayaa warbaahinta calaamka qaarkeed uga waramay xaaladda dalka Soomaaliya, isagoona sheegay in dagaalada ka socda ay ka dambeeyaan kooxaha xiriirka la leh Al-Qaacida oo isu diyaarineysa sidii ay awood milateri ugula wareegi lahayd talada dalka Soomaaliya,… AHMED NAJAADKA IIRAAN OO MAR LABAAD KU GUULAYSTAY DOORASHADA DALKAASI. Iiran 13 june 2009 (THN) click to comment Madaxweynaha dalka Iiraan Mohamud Ahmadinejad ayaa si weyn u hogaaminaaya doorashadii shalay ka dhacdey dalka Iiraan isaga oo urursadey 65% codadkii la dhiibtey. … MADAXWEYNE RIYAALE IYO WAFTI UU HOGAMINAYO OO LA FILAYO IN UU U SOCDAALAAN DALKA KUWAIT. Hargaysa 13 june 2009 (THN) Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa la sheegay inuu socdaal ku tegayo dalka Kuwait. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan Xukuumaddu ka soo saartay socdaalka Madaxweynaha ee Kuwait, haddana siday Wargeyska Ogaal u sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay,… VEDIO AY TV SWEDEN UU KA SOO DUUBAY HARGAYSO MEELO BADANA UU KU TAABTAY(FADLAN RIIX HALKAN HOOSE) FADLAN HALKAN KA DAAWO VEDIO LAGA SOO DUUBAY SOMALILAND GAAR AHAN HARGAYSA AY KA SOO DUUBEN SVR SWEDEN TV TAAS OO KU XUSUUSINAYSO MAGAALADI HARGAYSA KUNA ARKI KARTID DHINACYADA HEERKA DHAQAALE IYO HEERKA SIYAASADEED DADKUNA AY KAGA HADLAYAAN RAYIGOODA …. SIILAANYO OO KA HADLAY SHALAY SHIR LAGU QABTAY BAARLAMAANKA SWEDEN(SAWIRO) Stockholm 12 JUNE 2009 (THN) click to comment… ISKU HAYSASHO XIL GARAADNIMO OO DHALISAY KHILAAF IYO ISRASAASAYN Laascaanood 12 june 2009 (THN) Magaalada laascaanood ayaa shalay waxa ka dhacay xasilooni daro iyo rasaas xoogan taas oo horseedi gaadhay in dagaal sokeeye uu ka qarxo magaaladaas, ka dib markii ay cirka isku shareertay xiisad ka dhalatay saddex nin oo walaalo ah oo u tartamayay garaadnimada beesha jaamac siyaad oo ka mid ah beelaha dega gobolka sool,… YUSUF CIISE TALAABO OO MAALINTII SADEXAAD KU XANIBAN GAROORNAKA DIYARADHA EE DUBBIA DUBIA 11 JUNE 2009 (THN) Wasiir ku xigeenka Caddaalada ee Somaliland Yuusuf Ciise Talaabo ayaa la sheegay inuu saddexdii maalmood ee u dambeeyey uu ku xanibnaa garoonka Diyaaraha Dubai ee dalka imaaradka Carabta. … WAR,SAXAAFADEED URURKA ISKAASHIGA DHALINYARADA SOMALINAD EE (SOYOCO) WAR,SAXAAFADEED URURKA ISKAASHIGA DHALINYARADA SOMALINAD EE (SOYOCO)SOMALILAND YOUTH COOPARATION… FANAANADA CAANKA AH EE MARYAN MURSAL OO MAANTA TIMID HARGAYSA AADNA LOOGU SOO DHAWEYEY(AUDIO) Hargaysa 11 June 2009 (THN) click to comment… IMISA LA KALA SIISTAY RONALDO, MUSHAHARKIISU SE WAA IMISA SANADKII, WIIGI , MAALINTII ? click to comment Imisa laga kala siistey Cristiano Ronaldo, Muhasharkiisuse waa imisa Sanadkii, Wiigii, Maalintii, Saacadii, Ilbidhiqsigii?????…. KOOX BURCAD BADEED AH OO GAARAYSA 20 QOFOOD OO LA HOR KEENAY MAXAMKAMAD KU TAALA KENYA Nairobi 11 June 2009 (THN) click to comment Burcad badeed garaysa 20 qofood oo la hor keenay maxamakamad ku taala dalka Kenya… NUUR CADE OO LOO MAGACAABAY SAFIIRKA TALINIGA EE SOMALIA U FADHIYI DOONA . Roma 11 June 2009 (THN) click to comment… XUSKA HABEENKA XORIYADA SOMALILAND OO 49 JIRSATAY OO LAGU QABN DOONO SWEDEN Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay ugu bushaarayanayaa dhammaan bulsho weynta Somaliland inay soo qabanqaabiyeen xuska sanad guurada 49:aad ee maalintii 26:ka Juun ee ay Jamhuuriyadda Somaliland xoriyaddeedi ka qaadatay boqortooyada Ingriiska. Xafladdan waxaa lagu qaban doono xarunta weyn ee Tensta Träff maalinta Jimacada ah,… GUDIDA BEESHA JAAMAC SIYAAD OO DOORATAY GARADKA BEESHA JAAMAC SIYAAD & CUQAASHA OO ANSIXISAY Gudida Beesha click to commentJaamac Siyaad oo dooratay Garaadka Beesha Jaamac Siyaad iyo Cuqaasha oo ansixisay…. WARAYSI AY LA YEESHEEN JALIYADA N/AMERICA MUDANE SIILAANYO (AUDIO) SUALO LA WAYDIIYEY SIIRAALYO.mp3 – … LABA WARAYSI OO LAGA KALA QAADAY SUL MAXAMED SUL A.QADIR IYO SUL SALEEBAAN. (AUDIO) Warataysi Labada Suldaan Maxamed Iyo Saleebaan.wav – … GUDOOMIYAHA KULMIYE SIILAANYO OO BOOQASHO KU TAGAY SWEDEN. Sweden 10 June 2009 (THN) Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Ahmed Maxamed Siiraanyo oo baryahanba socdaalk ku joogay dalka Ingriiska oo haatan uu gunaanad yahay socdaalkiisii uu maraayey wadamada Yurub ayaa maanta u amababaxay wadankaasi Sweden . … KALFADHIGI GOLAHA GUURTIDA EE 38 AAD OO MAANTA OO FURMAY MAANTA . Hargaysa 10 June 2009 (THN) Fadhigi maanta oo golaha guurtida Somaliland oo guda galaaya kalfadhigii 38 ayaa maanta xubnaha golahaasi loo qaybiyey ajandaha fadhigaasi , ajandahaasi waxa uu ka kooban yahay yahay:- … SAWIRADII QAAR KA MID AH GOOBIHII UU RIYAALE KU TAGAY BOOQASHADA(SAWIRO) Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah sawiro booqashadii Madaxweynaha iyo wefdigii uu hogaaminayay ku tageen Gobollada Saaxil iyo Togdheer, gaar ahaan degmooyinka Qoryaale, War-cimraan iyo Duruqsi, oo si weyn loogu soo dhaweeyay. … TACSI KA TIMID MADAXWEYNE DAAHIR RIYAALE KAAHIN Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Date: 10/06/09 Dhambaal Tacsi ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo dhamaan cidii … DHUKMENT SIR AH BANAANKA U SOO BAXAY OO DABOOLKA KA QAADAY FADEEXADAHA MUSUQMAASUQ EE KOMISHANKA Dhukumanti siclick to commentSir ah Bannaanka ugu soo Baxay oo Dabboolka ka Qaaday Fadhiidnimada iyo Fadeexadaha Musuqmaasuq ee Ragaadiyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka… UGAADHSIGA SANDUUQII MADOOBAA (BLACK BOX) EE DIYAARADII AIR FRANCE OO BILAABMATAY Ugaadhsiga click to comment madooba (Black box) ee Diyaaradii Air France oo bilaabmey … HOOYO U DHALATAY WADANKA FRANCE OO CARUURTEEDI DISHAY KA DIBNA KU KAYDSATAY TALAAGAD France Tours: 10.06.2009 :- Sadex sano kadib markii laga helayclick to comment laba CARUUR oo markii ay dhasheen la diley qaboojiyana ama talaagada lagu riday, ayey ka hor qiratey… WAXAAN QABAA BEESHA SAMAROON HUB KA DHIGIS HA LAGU SAMEEYO SULDAAN MAXAMED SULDAN C/QAADIR Laba Suldaan oo ka soo kala jeeda Hargeysa iyo Awdal, ayaa aragtiyo kala duwan ku qaabilay go’aanka ay ergadii guurtidu toddobaadkan ka soo saartay khilaafka deegaanka Ceel-bardaale…. SHIR LOOGA HADLAAYA ARIMAHA SOOMALIA OO KA FURMAY DALKA TALYAANIGA.(SAWIRO) Moqdisho 09 June 2009 (THN) click to comment… GUDIDA DHAQAALADA GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA WARBIXIN KA DHIIBAY SOCDAALKOODII. Hargaysa 09 June 2009 (THN) click to comment… SHIR XILLIYEEDKEE GUDIDA BULSHADA SOMALILAND EE UK UK 09 June 2009 (THN) click to comment… WAX KA BARO TAARIIKHDA CAALIMKA WEYN EE ISLAAMKA SHEEKH DR. YUUSUF AL-QARADAAWI SHEEKH DR. YUUSUF AL-QARADAAWI TAARIIKH NOLOLEEDKIISII OO KOOBAN DHALASHADIISII IYO WAXBARASHADIISII… CUNSURUYIIN AFDUUB IYO JIDH DIL U GEYSTAY ARDAY SOOMALI AH WADANKA POLAND CUNSURUYIIN AFDUUB IYO JIDH DIL U GEYSTAY ARDAY SOOMALI AH WADANKA POLAND… WAR-SAXAAFADEED UU SOO SAARAY XAFIISKA AXMED WALAD ABDALLA BULSHADA CAALMKA OOclick to comment SHIR KU YEELANAYSA ROOM SI AY UGA WADA HADASHO ARRIMAHA SOOMAALIYA… KAKA OO QIIMIHII UGU BADNAA ABID EE LAGU IIBSADO CIYAARYAHAN LAGU IIBSADAY Xidigaan ka ciyaaraha dhanka dhexe iyo weerarka ayaa waxaa ay ku iibsatay kooxda Real Madrid aduun lacageed oo gaadhaya £56m oo ah lacagta Euro click to commenttaasoo dhan $90 (sagaashan Milyan oo Doollar),waa lacagti ugu badneyd ee lagu iibsado ciyaaryahan ku shaqeysta xirfada kubada cagta… USS IYO URURKA BULSHADA QATAR IYO DCMC OO CAMBAAREEYEY DILALKA SUXUFIYIINTA Waxa Caasimada Wadanka Qatar lagu Qabtay Xaflad Boroor Diiqaclick to commentoo Loo Sameyey dilalka loo geesto Saxafiyiinta soomaliyeed oo uu u danbeyey dilkii agaasimihii Raadiyo Shabeelle ee Magaalada Muqdisho…. TAARIIKH NOLOLEEDKII AHN MARXUUM CABDILAAHI OOMAR CAWAALE OO MAANTA HARGEYSA LAGU AASAY click to comment… SHEEKH XASAN DAHIR AWAYS OO BEENIYEY IN UU DHAAWAC CULUSI KU YIMID. Moqdisho 08 June 2009 (THN) Hogaamiyaha Ururka Xizbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa markii ugu horeeysay la hadlay saxaafada kadib markii ay soo baxeen Axadi lasoo dhaafay warar sheegaya in uu ku geeriyooday dagaaladi dhawaan ka dhacay deegaanka Wabxo ee gobolka Galguduud…. MADAXWEYNIHII DALKA GABON AL-HAJI OMAR BONGA OO GEERIYOODAY Oslo 08 June 2009 (THN) click to comment… KALFADHIGI GULAHA WAKIILADA OO MAANTA LAGU SOO BANDHIGAY WAXQABADKOODII 2007-2008. Hargaysa 08 June 2009 (THN) Kalfadhigi maanta ee golaha wakiilada Somaliland aya lagu soo bandhigay waxqabdkii golaha wakiilada ee 2007-2008 taas oo marka la ogaado waxbadka sanadkaa la tabaabushaysan karo 2009 waxa iyana u qabsoomi kara, kulankan waxaa shir gudoominayey gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland mudane Cabdi Raxmaan Maxamed Cabidilaahi (Ciro) … WARSAXAAFADEEDKA BILAHA AH EE XISBIGA UCID Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفه ___________________________ Date, June 8, 2009 Ujeedo: War-Saxafadeed Sida lawada ogyahay, Wuxuu Xisbiga UCID bilkasta dhamaadkeeda. uu caado ka dhigtay in uu u soo bandhigo shacibga JSL xaaladaha ama duruufaha dalka ka taagan, kuna wajahan Arrimaha, dhaqaalaha, siyaasadda, nabadgelyada,… BEESHA REER NUUR OO QAADACDAY XUKUN AY SOO SAAREEN GOLIHII GUURTIDA EE XALINTA CEELBARDAALE Beesha Dilla oo qaadacday Xukun laga gaadhay shaqaaqadii Ceel-berdaale “Guddoomiyaha Ergada Guurtidu wuxuu diidanaa muddo-kordhinta Madaxweynaha..” Sul. Cabdiraxmaan Xasan Cige… GUDOOMIYIHII GUDIDII DHEX DHEXAADINTA CEEL BARDE IYO REER DILA OO DIIDAY GOANKII (AUDIO BBC) Hargaysa 07 June 2009(THN) … WAFTIGII UU HOR KACAAYEY MADAXWEYNE DAHIR RIYAALE KAHIN OO GALBTA KU SOO LAABTAY MAGALDA HARGAYSA Hargaysa 07 June 2009 (THN) click to comment… KULMIYE OO JAWAAB KULUL KA BIXIYAY SHIRKA UN KU ABAABULAY EE SARAAKIISHI SIYAAD BARRE Hargaysa 07 June 2009 (THN) Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye, ayaa naqdiyay, isla markaana dhaliilay Shir ay Qaramada Midoobay u qabanayso Saraakiishii Milatari ee Dawladdii hore ee Soomaaliya. Waxaanay ku tilmaameen dib-u-ururintaas mid meel ka dhac ku ah shacabka Somaliland, kana baxsan arrimmaha Xuquuqda Aadamaha…. MADAWEYNE RIYALE , AXMED SIILANYO IYO FAYSAL CALI WARAABE OO LA WAYDIIYAY MIN 27 SUAALOOD Akhriste, haddii lagu weydiiyo da’da Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, imisa ayaad ku qiyaasi lahayd. Haddiise lagu yidhaahdo Axmed Maxamed Siilaanyo imisa ayuu ka weynyahay Madaxweyne Rayaale iyana maxaad ku jawaabi lahayd. Mase ka war qabtaa in Faysal Cali Waraabe da’ ahaan lixdankii madaxa la galay.?… GOAANKA GUDIDA GOLAHA GUURTIDA EE CEELBARDAALE IYO BEESHA REER NUUR OO KU GACAN SAYDHAY Kalabaydh 07 June 2009 16:27 PM THN Gudidii Golaha Guurtida ee loo saaray Xalinta Khilaafka Deegaanka Ceel Bardaale ee u dhaxeeyey Beesha Jibriil Abokor iyo Beesha Reer Nuur ayaa soo saaray Go’aanka ay ku soo afjarayaan Khilaafka soo jiitamayay mudadda Dheer ,… XILDHIBAAN GOLAHA WAKIILA KA TIRSAN OO RIYAALE UGA DIGAY DADKA ISKU DIRAYA ISAGA IYO DADWAYNAHA click to comment “Aniga oo ku hadlaya magacayga, magaca dadka aan wakiilka u ahay, waxaan halkan uga mahadcelinayaa Madaxweyne Rayaale, aqbaka uu aqbalay codsigii odoy dhaqmeedyada deegaanka, xildhibaanada iyo Wasiir-ku-xigeenka Beeraha ee aannu kaga codsanay inuu darajada Sheekh kor u qaado. … QABAN QAABO CALEEMO SAAR GARAAD CUSUB OO LA JOOJIYEY LAASCAANOOD DADNA LOO XIDH XIDHAY Laascaanood 06 June 2009 (THN) Ciidana police Laascaadoon ayaa maanta xabsiga u taxaabay laba oday oo loo soo doortay qaban qaabda shir lagu caleemo saari lahaa garaad cusub . wararka naga soo gadhay maagalaada Laascaanood ayaa sheegaya laba xubnood ee ay police xabiga u taxaabeen in ay kala yihiin Cabdi Risaaq Khaliif Axmed iyo Maxamuud Guhaad Xasan… G/WAKIILADA OO BARITO U BALAMAY COD U QAADIADA AJANDAYAASHII HOR YAALAY Haragaysa 06 June 2009 (THN) Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta soo gabagabayey doodii ajandaha kalfadhiga golaha oo dhawan furmay , kulankan oo uu shir godoomiyay gudoomiyaha golaha wakiilaa Somaliland mudane Cabdi Rahaam Maxamed (Ciro)… SHIRKII MAGALADA BRISTOL OO AY KA SOO QAYB GALEN MASUULIYIIN UU KU JIRO SIILAANYO IYO MADAXKALE . Bristol 06 June 2009 (THN) Shirkan oo si wayn loo soo agaasimay waxaa ka hadlay masuuliyiin kala gadisan oo ka tirsan xisbiga Kulmiye oo dhamaantood ku dheeraaday xaalada maanta dalku ku jiro iyo sida isbadal loogu baahanyahay, waxaa ka mida masuuliyiinta halkaasi ka hadashay gudoomiyaha xisbiga Kulimiye oo si wayn uga hadlay qorshayaasha xisbiga iyo sida xisbigu u doonaayo… WAXAA MAANTA KULAN YEESHEEN MADAXWEYNE KU XIGEENKA IYO MADAXDA XISBIYADA UCID IYO KULMIYE . Hargaysa 06 June 2009 (THN) Kulan aan saxaafada loo oglaan ayaan maanta dhex maray maxasweyne ku xigeenka Smaliland Axmed Yusuf Yasiin iyo madaxda labna xisbi ee Ucid iyo Kulmiye . Kulankaas oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Somaliland . … BUUBAA OO LA FILAAYO IN IMANAAYO SOMALI LAND SE HADUU YIMAADO XISBIGEE UU KU BIIRI ? Ismaaciil Buubaa oo ka mid ahaa siyaasiyiinta waaweyn ee ka soo jeeda Somaliland, kana mid ahaa xukuumadii ugu horraysay ee ay yeelato dawlada Somaliland oo muddooyinkan dambe oo dhan u ololaynayay aragtida ah inay Somaliya iyo Somaliland noqdaan dawlad federaal ah,… DOONI AY HAYSTEEN BUDHCAD BADEED SOMALI AHI OO AY SIIDAAYEEN LACAGNA AY KA QATEEN Bosaso 06 June 2009 (THN) Doonidaas oo lagu magacaabo M/V Yenagoa Ocean ayaa waxaa laga leeyahay Wadanka Nigeria,waxaana la afduubtay Bisha August ee sanadi aan soo dhaafnay ka marki ay weerar ku qaadeen xilli uu maraayay xeebaha gacanka cadmeed. … MUDAHARAAD BALAADHAN OO KA DHACAY XAFADA AXMED DHAGAX HARGAYSA Hargaysa 05 June 2009 (THN) “ Biyo laantani waxay na haysatay mudo dheer cabso badana waanu samaynay se garawshiyo mee hadii la dhaqaaqona dawladu ma taqaan shacabka hoos u eega ee waxay taqaan uun ha dhaqaaqina… KULAN BALAARAN OO MAANTA DHEX MARAY CULIMADA AHLUSHUNA WAL JAMAACA IYO DKFS Moqdisho 05 June 2009 (THN) click to comment … MADAXWEYNE RIYAALE OO KORMEER KU MARAY DEGMOOYIN KU XEERAN GOBOLAK TOGDHEER Togdheer 05 June 2009 (THN) click to comment… DIYAARADII DHACDAY EE AIR FRNACE OO RAAD IYO RUUX AAN WALI LA HAYNIN Diyaaradii dhacdey ee nooceedu ahaa Airbus AF 447 lagana lahaa dalka France ayaan ilaa hada aan la haynin wax raad iyo ruuxa oo ka hadhey, hadii ay noqoto qoloftii diyaarada iyo hadii ay noqoto dadkii saarnaa geeri iyo nolol midnaba…. XUS LOO SAMEEYEY MARXUUM MUJAAHID ABWAAN HALGAMAA HEESAA MACALIM MUFAKIR MULAXAM MAXAMED M LIIBAAN click to comment… MADAXWEYNE RIYAALE IYO WAFTIGII UU HOGAAMINAYAY OO BOOQDAY JAAMACADA BURCO IYO CUSBITAALKA SAWIRO Madaxweyne Rayaale click to commentiyo Wefdigiisii oo Booqday Jaamacada Burco iyo Cisbitaalka… XUKUUMADU HESHIISYADA AY DAWLADAHA LA GASHAY WAA INAY SOO GUDBISAA HADII MEELO HORE… “Xukuumaddu Heshiisyada Ay Dawladdaha La Gashay Waa Inay Soo Gudbiso, Haddii Meelo Hore Oo Dhagax La Dhigay Ay Fuli Weyday Waa Inay .., Waan Jecelahay Inaan Ka Mid Noqdo Dadka U Tartami Doona Labada Xil, Qodobada Ka Soo Baxay guddidaana….” Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md:Cabdiraxmaan Cirro, Waraysi… NICARAGUA RECOGNISED THE INDEPENCE OF TWO BREAK AWAY REPUBLICS OF SOUTH OSSETIA AND ABKHAZIA Nicaragua recognised the indepedence of the two break-away republics of South Ossetia and Abkhazia…. MADAXWEYNE RIYAALE OO SI KADISO AH UGU TAGAY MADAALADA BURCO IYO SOODHAWYNTII OO KALA MUTAY Burco 03 June 2009 (THN)’ click to comment… OLOLAHA TALAALKA CUDURKA DABAYSHA OO SI RASMI AH UGA BILAWDAY LAASCAANJIID & G. SOOL Laascaanood 02 June 2009 (THN) Waxaa si rasmi ah uga bilaamay magalada laascaanood iyo guud ahaanba gobolka sool qaybihiisa kala duwan ololaha talaalka caruurta.kaasi oo ay wado hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO waxaana uu ka socdaa dhamaanba daafaha gobolka sool. … THE HOTTEST $40-AN-HOUR CAREERS IN USA Imagine one hour of work getting you a decent meal for two, a tank of gas, or two twenties in your pocket. Careers that let you rake down $40 an hour aren’t as few or far between as you may think…. PROF BUUBAA IYO WAFTI XILDHIBAANO AH OO UU HOGAAMINAYO OO SOMALILAND IMANAYA Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Xildhibaannada Dawladda Soomaaliya, isla markaana dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, ayaa sheegay in isaga iyo Wefti uu hoggaaminayo oo ka mid ah Xildhibaannada Dawladda Shariif Sh. Axmed ee Soomaaliya, ay dhawaan imanayaan oo ay ku soo fool leeyihiin Somaliland…. WARARKII WARGEYSKA OGAAL MAANTA OO ARBACA 03 JUNE 2009 “Waxaanu doonaynaa in la dhammeeyo arrinta Sool iyo Sanaag” Ujeedada Guddi cusub oo M/weyne Rayaale magacaabay & Aragtiyaha ka dhashay Hargeysa: Mar kale iyo Mudaharaadka Biyo-la’aanta… GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE AHMED M. SIILAANYO OO BOOQASHO KU IMANAYA SWEDEN Gudoomiyaha Xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE Mujaahid Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwadiisa Amina weris iyo xoghayaha Arimaha debeda Dr Mohamed Cabdilaahi Cumar ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah ku iman doona wadanka Sweden …. MADAXWEYNAHA IYO WAFTIGIISII OO BOOQDAY DEGMADA SHEEKH . Sheekh 02 June 2009 (THN) click to comment… ALLEH HA U NAXARUUSTEE WAXAA CAWA GERIYOODAY WASIIRKII X.GOLAYAASHA S/L CABDI XASAN BUUNI. Alleh ha u naxariiistee waxaa la soo sheegay geeri ku timid wasiirkii xidhiidhak golayaasha Somaliland Marxuuun Cabdi Xasan Buuni marxuunkaas oo mudo bil ku dhaw arin cafimaad u joogay magaalda London ayaa waxa uu caawa fiidkuu ku geeriyooday cusbataal ku yaala magaaladaasi. … HABEENKII XUSKII MUJIHIDIINTA SNM IYO WACDARIHII FRANKFURT Frankfurt 01 June 2009 (THN) click to comment… BUDHCAD BADEED AY MAANTA MARIINISKA FRANCE KU WAREEJIYEEN PUNTLAND Bosaso 01 june 2009 (THN) Ciidamo Faransiis ah ayaa maanta duhurnimadii ku soo wareejiyey maamulka goboleed Puntland burcad badeed ay soo qabteen oo isugu jira meydad iyo kuwo nool. … GOLAHA WAKIILADA OO FADHIGIIDI MAANTA LA FARAY IN AY 9 QODON KA SOO SHAWRAAN SI BARI LOOGA HADLO. HAR 01 June 2009 (THN) Waxaa maanta golha wakiilada ka dhacay kulay ay isugu yimaadeen xubnaha golaha wakiilada kuwaas oo uu shirgoominayey gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland mudane Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdilahi Ciro,… MUUSE BIIXI OO WEEDHO DAREEN LEH KU MUDMUDAY EEDO CULCULUS OO UU TIRINAAYO XUKUMADA… HAR 01 June 2009 (THN) Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Gudomiye ku xigeenka kowaad Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay xukuumada madaxweyne Rayaale ku guuldarasatay 7 sanadood oo ay xilka haysay in dalka ay gaadhsiiso inuu beesha caalamka ka helo ictiraaf caalamiya,… SAFAARADA SOMALIDA EE QATAR OO CASHO SHARAF U SAMAYSAY CIYAARTOOGA JAALIYADA SOMALIA Doha .Qatar isniin 1/6/2009 Safaarada Somaliya ee wadanka Qatar oo xalay lagu qabtey xaflad Casho sharaf ah oo si Heesare loo soo agaasimay loona sameeyay kooxdii u ciyaaraysay Jaaliyadda Somaliya ee wadankan …. DHALINYARO KA TIRSANAYD AL-SHABAAB OO ISU SOO DHIIBAY MAAMULKA S/L. HAR 31 May 2009 (THN) Dhallinyaro u dhalatay wadanka Somaliland, oo hore uga tirsanaa ciidamada kooxda Al-Shabaab, ayaa la sheegay inay toddobaadkan isu soo dhiibeen dawladda Somaliland. … MAKHATAL OO AHAA MUWAADINKA UGU HOREEYEY EE SOCDAALKA DHUKA KU YIMADA S/L ILAA UK HAR 31 May 2009 (THN) click to comment… XISBIGA CADAALADA IYO DARYEELKA: BAAQ BEESHA CAALAMKA B a a qBeesha Caalamka Sida la wada ogsoonyahay Somaliland waxa ay maanta markii 2aad u diyaar-garoobaysaa doorashadii madaxtooyada oo gudo iyo dibedba aad looga xiisaynayo…. DADWEYNAHA XAAFADA KAALINTA EE DEGMADA MAXAMUUD HAYBE OO MUDAHARAAD BIYO LA AAN AH ISUGU SOO BAXAY Hargeysa 31 May 2009 THN click to comment… DAWLADA DEUTSCLAND OO SHACISAY IN AY GARGAAR SIIN DOONTO DADKA KA BARAKACAY SOMALIA Berlin 31 May 2009 (THN) Xafiiska Amuuraha Dibada ee Dalka Germany ayaa waxaa uu kordhiyay gargaarka biniaadnimo ee loo fidinayay Dadka Soomaaliyeed waxaana gargaarkaas lagu kordhiyay 1 million oo Euro si wax looga qabto xaaladaha biniaadnimo ee halkaasi ka jira…. DAWLADA SWEDEN AYAA SHEEGTAY DHALIYARO DHALASHADOODA HAYSTAA IN AY SOMALIA JIHAD U DONTEEN click to comment… HOGAAMIYE AHAAN IYO SIYAASI AHAANBA WALIGAY DAGAAL DADKAYGA IYO DALKAYGABA UMA QUUDHEEN SAWIRO click to comment“Waxaa Jira Dawlado Afrika iyo Caalamka Ka mida Oo Iskaba Daayay Doorashooyinkii; Reer Galbeedkana La-dagaalanka Alqaacida Taageero kaga Doona”. – Axmed Siilanyo…. WARAR GOOGOOS AH OO KU SAABSAN BURCAD BADEEDA SOMALIA MARKAB CIIDAMADA HINDIYA AY KA RIDEEN BURCAD BADEED SOO WEERARTAY , HALKA CIIDAMDA RUUSHKU AY LABADA DAL EE PAKISTAN IYO IRAAN AY KU WAREEJISAY 29 BURCAD BADEED SOMAALI AH …. UGU YARAAN 39 TAHRIIBE AYAA KU DHINTAY XEEBAHA YEMEN HALKA TIRO KALENA WAY BADBADAY Adan 30 May 2009 (THN) Ugu yaraan 39 qofood oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen biyaha u dhexeeya labada dal markii ay doonidii ay la socdeen ku dejisey meel badweynta ku taal gobolka Shabwa ee dalka Yemen…. DAWLADA KMGS AYAA SOO BANDHIGTAY DHALINYARO AY KU SHEEGAY IN AY AFTUUBEEN ALSHABABAAB(SAWIRO) MOQ 30 May 2009 (THN) click to comment… XAFLADA MAANTA LAGU XUSAAYEY GUDAGALKII SNM EE HARGAYSA OO KA DHACAY I MPERIAL HARGAYSA.(SAWIRO) Har 30 May 2009 (THN) click to comment… SHURUUDAHA RAQIISKA AH EE KU XIDHAN AQOONSIGA AY BEESHA CAALAMKU SIISO DIM. S/LAND Har 30 May 2009b (THN) Deeq bixiyayaasha somaliland ka taageera dimoqraadiyada iyo doorashooyinka ayaa shuruudo ku xidhay deeqaha lacageed ee ay ku bixinayaan doorashada madaxtooyada somaliland kuwaas oo ay u soo jeediyeen komishanka,… MADAXWEYNE RIYAALE OO MAANTA KORMEER KU TAGAY XAGAL IYO LAAS-CIID Har 30 May 2009 (THN) click to comment… ARDYADII UGU BADNAYD ABID EE U DHALATAY S/LAND OO KA QALIN JABISAY JAAMACADAHA DALKA INDIA SAWIRO click to comment… WAR-SAXAFADEED SDWO : XADGUDUBYADA LOO GEYSTO SUXUFIYIINTA SOMALILAND London 30/05/09 (Somaliland Democracy Watch Organisation) Astaamaha, dal in ay dimoqraadiyadi ka jirto ugu waaweyn waxaa ka kow ah, madaxbannaanida saxaafada iyo ilaalinta, dhowridda madaxbanaanidaa…. WARARKII WARGEYSKA OGAAL MAANTA OO SABTI AH 30 MAY 2009 Hadday Xisbiyadu is-fahmi karaan maxay walaaca ugu abuuraan Shacabka? “Haddaanu Mucaaradka nahay cidda mar walba xasiloonida iyo tanaasulka ka shaqeeyaa waa annaga” Axmed-Siilaanyo…….Waraysi … SOMALIYA WAXA LAGU TIJAABINAYAA KUWII CULIMADA SHEEGANAYAYE MA WAXA SHAHIID NOQDA?…. Iimaamka Masaajidka Cali Mataan ee Magaalada Hargeysa Sheekh Maxamed Aadan, ayaa Khudbaddii shalay ee Salaadda Jimcaha kaga hadlay xaaladda ka taagan Soomaaliya iyo dhibta haysata dadka ku dhaqan deegaannadaas, Sheekh Maxamed Aadan… MADAXWEYNE KU XIGEENKA OO QASRIGA MADAXTOOYADA S/L KU QABILAY WAFTI KA SOCDA MIDAWGA YURUB . Har 29 May 2009 (THN) Waxaa maanta kulan ku dhex maray qasriga madaxtooyada wafti ka socda midawga Yurub iyo Madaxweyne kuxigeenka Somaliland mudane Ahmed Yusuf Yasin kuwaas oo ujeedada safarkoodu ahaa sidii ay wax ugala socon lahaayeen suurtal galinimada qabsoomida doorasho ka dhacda dalka. … SARKAAL SARE OO KA TIRSANAA XISBUL ISLAAM OO CAWA MOQDHISHO LAGU DILAY Moq 29 May 09 (THN) Sarkaal sare oo ka tirsanaa xoogaga Muqaawamo ah oo dhawaan ka soo tagay dowladda KMG ayaa Caawa lagu toogtay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. … WAFTIGII RIYAALE OO BOOQOSHO KU TAGAY BULAXAAR , ABDAAL IYO TUULOOYIN KALE (SAWIRO) Ber 29 May 2009 (THN) click to comment… DHACDOOYINKA ADUUNKA:ILMO YAR OO LA SOO HELAY ISAGA OO LA NOOL EY IYO BISADO DALKA RUUSHKA Booliiska dalka RUSSIA gaar ahaan gobalka Siberia ayaa soo helay Ilmo yar INAN (GABADH)ah oo jirto 4 sano, Inantaas yar ayaa sida la rumeysan yahay waxaa soo koriyey Bisado iyo Ey…. KOOXDA K/CAGTA JAALIYADA SOOMALIYA EE QATAR OO KU GUULEYSTAY KOOBKA JAALIYADAHA WADANKAAS click to comment… RAISAL WASAARAHA SOMALIA OO MAANTA U DHOOFAY DALKA LIBIYA(SAWIRO) click to comment… SIILAANYO OO DAWLADA INGIRIISKA KALA HADLAZ ARIMAHA SOMALILAND click to comment Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo, oo uu weheliyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee xisbiga KULMIYE, … AYAX MAANTA KU DEGAY HUNDULI QOOLCADAY IYO DHIMBIL-RIYAALE EE DEGMADA SALAXLEY HAR 28 MAY 2009 THN click to comment… HAYADA XUQUUDA AADAMIGA AMNESTY OO WARBIXIN KA SOO SAARATY HEERKA XUQUUQDA AFRIKA click to comment… SAFAARADA AY NORWAY KU LEEDAHAY WADANKA KENYA OO HANJABAAD EMAIL AH LOO SOO DIRAY click to comment… WARARKII U DANBEEYEY EE MADAXWEYNE RIYAALE IYO WARFTIGIISII KU SUGNAA BERBERA(DAAWO SAWIRADA ) Hargaysa 28 May 2009 (THN) click to comment… HALKAN KA AKHRI WARARKII WARGEYSKA OGAAL MAANTA OO KHAMIIS AH 28 MAY Af-gobaadsigii Cirro, Afeeftii Faysal iyo Garnaqsigii Muuse Biixi “Damaanad muuqata oo ah in aanu Komishankaasi dib u dhigin arrintaas (doorashada) ma arkayo. Laakiin, maantana.….”Muuse Biixi “Waxa muuqata inay aqoon-daro inaga haysato xagga Diiwaangelinta, sababtoo ah..” Faysal Cali Waraabe… BARCELONA OO CIYAARTII CAAWA 2-0 KU DUBATAY MANCHESTER CIYAAR TAARIIKHI AH click to comment… SADEXDA XISBI QARAN IYO KOMISHANKA OO MAANTA KALA SAXEEXDAY HESHIIS 8 QODOB AH click to commentMaanta ayaa Hotel Maansoor Sadexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Qaranku kuwada saxeexeen heshiis sideed qodob… WARARKII WARGEYSKA OGAAL MAANTA OO ARBACA 27 MAY 2009 Wararkii Wargeyska Ogaal Arbaca May27, 2009. “Adduunka oo dhan khiyaamadu way ka dhacdaa, lacag-na qofna inta gurigiisa la jabsaday lagalama bixin” Wasiirka Daakhiliga………Waraysi gaar ah. Gabiley: Maxaabiis Sumowday oo qaarkood dhinteen… SARAKIIL SAR-SARE OO KA TIRSAN WADANKA MEXICO OO LA XIDHAY Dawlada Mexico ayaa sheegtay in ay xbsiga u tabaxeen Saraakil sar sare oo ka tirsan Xukumada Dalka…. WASIIRKA DAAKHILIGA C/LAAHI CIRRO OO KA JAWAABAY EEDEYNTII AY SOO JEEDIYEEN DUMARKII LA DHACAY.. “Adduunka oo dhan khiyaamadu way ka dhacdaa, lacag-na qofna inta gurigiisa la jabsaday lagalama bixin” Wasiirka Daakhiliga………Waraysi gaar ah… SOMALILAND TUSAALE AYAY U NOQONAYSAA SOMALIYA IYO AFRICABA DAVID CAMERON click to comment… MARWO CARINA HAGG OO AH MUDANE KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADDA EE SWEDEN OO S/LAND SI WEYN U AMAANTAY Waxa maanta kulan gaar ahi dhex maray Ku xigeenka wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Hussein Mohamed Ali ( Hussein Wadadyare) iyo Marwo Carina Hägg oo ah marwo ka tirsan gollaha wakiilada ee dalkan Sweden, lagana soo doorto gobolka Jönköping ee dalka Sweden…. KORODHSO AQOONTAADA:MAGACAYADA LACAQAHA ADUUNKA IYO TARIKHDOODA click to comment … DALKA FRANSIISKA OO KA FUURTAY SALDHIG MILATARI WADANKA UAE Madaxweynaha Wadanka Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa waxa u manta sii rasmi ah uu furay Saldhig Milatri ay iska leeyihin Cidamadda Milateriga ee Wadanka Faraniiska oo ku tala Magalada Abu Dhabi ee Wadanka UAE.click to comment… DR CUMAR IMAAN OO IS CASILAY IYO XASAN DAAHIR OO CUMAAMATAY GUDOOMIYANAMIDA XISBIL ISLAAM click to comment… M/WEYNE RAYAALE OO QAABILAY MADAX DHAQAMEEDKA GARXAJIS Madaxweyne Rayaale oo Qaabiley Madax-Dhaqameedka Gar-xajis iyo Beello kale oo la Ballansan ,Ujeedada Kulamadaas iyo Nuxurka Wax yaabaha la Filayo in lagu soo qaadayo…

Posted on: June 14, 2009

Hargaysa 13 june 2009 (THN)
Waxaa maanta Huteel Crown fooda isku daray hogaanka sare ee sadexda xisbi qaran ee (Udub , Ucid , kulmiye) kulaankaas oo ahaa mid ay albaabadu u xidhan yihiin saxaafadana aan loo ogolayn waxa laga wada hadlaayey sidii loo fulin lahaa balnkii doorashada madaxtooyada ee la isku ogaa in ay dhacdo 27 bisha september iyo waliba ka tashi ku aadan dhinaca xubnaha commisionka doorashooyinka qodobkaas oo ahaa qodonkii aadka looga dooday la iskuna mari waayey.

click to comment

Kulankan waxaa uga qayb galay xisbi walaba 3 xubnood oo ah xubnaha ay wax ka goaan xisbi walba iyo dhawr xubnood oo goobjooge ahaa , waxana uga qayb galay xisbiga Udub Xoghayaha Guud ee xisbigaasi Mudane Jaamac Yaasiin Faarax, Cumar jamac Faarax , iyo Cismaan Cabdilaahi Cigaal Hindi, dhiga Ucid waxaa uga qayb galay Usharaxanaha Jagada Madaxweyne Ku xigeen ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamed Rashiid Sheekh Xasan iyo Axmed Cali Geedi , Gudoomiye ku xigenka Xisbigaasi Mudane Aadan Maxamed Mire Waqaf , xaga dhinaca kulmiye ay uga qayb galeen Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga mudane Muuse Biixi Cabdi , iyo afhayeenka xisbigaas Mudane Maxamed Kahin Ahmed iyo Ahmed Xaaji Cali Cadami .

click to comment

Shirkan ay ku kulmeen hogaanka sare ee saddexda xisbi qaran oo uu Guddoominayay Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan oo ah musharaxa madaxwayne ku xigeenka ee Xisbiga UCID, ayaa markii kulankaasi dhamaaday waxa uu saxaafada siiyay hadal kooban oo aan faahfaahin dheeraad ah lahayn, balse uu ku sheegay in qodobka ugu weyn ee ay ka doodayeen uu ahaa aarinta Komishanka doorashooyinka, “Anigoo (Maxamed Rashiid) guddoominaayay fadhigan iyo kuwii ka horeeyay waxaanu ku jirnaa hawl mihiim ah, markaa waxa wakhti dhaw nagu soo biiri doona madaxda Asxaabta mucaaridka, qoladan UDUB-na waxay gaadhsiin doonaan madaxdooda,Markaa waxa la ii wakiishay murtidii aad halkan ka sugayseen in aan idin iftiimiyo qodobka ugu wayn , markii isugu keen dambaysay waxay ahayd in qolo waliba ay la xidhiidho madaxdeedii sare, markaa sida aad ka war haysaan waxa idin soo dhaafay guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo guddoomiye ku xigeenka Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, qoladan UDUB xidhiidhkii way sameeyeen,Waxa noo hirgashay hawshii aanu halkan u fadhinay oo qodobka ugu wayn ee doodayadu ku saabsanayd uu ahaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka, hawshu si fiican ayay u socotaa aaraah badana waa la is waydaarsaday, madaxdiina taladooda ayay ku soo darsadeen, waxaanan balan dambe u qabsanay maanta, waxaana isla garanay in aan wax su;aalo ah nala waydiin.” Sidaa waxaa yidhi Maxamed Rashiid.

Ugu dambayntii marka laga yimaado hadalka Gudoonka gudidaas ayaa waxaa soo bax baxaaya in midhka doorasha la isla qatay se aan la isla qaadan sidaa horba idiinku soo sheegay midhkii ahaa ama ka hadlaayey Commisionka doorashooyinka aynu ku balameen in ay mar dambe isugu soo laaantaan.

Maxamed Muuse
Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: