Toggaherer’s Weblog

GOLAHA WAKIILADA AYAA MAANTA ANSIXIYEY XEELKA MIINADA IYO WAXYALAHA QARXA

Posted on: June 14, 2009

Fadhigii golah wakiilada Somaliland ee maanta ayaa waxa goluhu ku ansiyey xeer hor yaalay kaas oo ahaa (Xeerka Miinada iyo waxyaalaha qarxa) , fadhigan oo ahaa mid aad u degan dooduna aany badnayn maadama hore loo sii lafa guray xeekan.

Fadhigan oo uu gudoominaayey gudoomiyha golaha wakiilada Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Ciro ] waxaa madashaa xaadi ku ahaa 45 xubnood kuwaas oo falanqayn aad sii badnayn oo ay arintan ka hadleen kadib u gudbay sidii gacantaag loogu ansixin lahaa xeerkan.

Gacan taag dabadii waxaa natiijadii ansixintu noqotay
37 xubnood ayaa ogolaaday
5 xubnood ayaa dooday
2 xubnood way ka aamuseen
Gudoomiyuhuna muu codayn

Xeerkani waxa uu ka mid noqon doonaa xeerarka dhaqan gala ama lagu dhaqmi doono marka uu golaha guurtida maro iyo madaweynaha.

Maxamed Muuse
Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: