Toggaherer’s Weblog

KALFADHIGI GOLAHA GUURTIDA EE 38 AAD OO MAANTA OO F

Posted on: June 11, 2009

KALFADHIGI GOLAHA GUURTIDA EE 38 AAD OO MAANTA OO FURMAY MAANTA .


Fadhigi maanta oo golaha guurtida Somaliland oo guda galaaya kalfadhigii 38 ayaa maanta xubnaha golahaasi loo qaybiyey ajandaha fadhigaasi , ajandahaasi waxa uu ka kooban yahay yahay:-

-Warbixinta Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida

– Siyaasadda Arrimaha Dibadda: Ka hor tagga falalaka Budhcad badeeda iyo sidii Caalamka looga Kaalmayn lahaa ka hor tagooda.

– Dhinaca Siyaasadda Arrimaha Gudaha:

– Dhibaatooyinka Siyaasadeed ee Soomaaliya ay ku yeelan kartaan Somaliland.

Nabadgelyadda Iyo Horumarinteeda:

-Xog ogaal u noqoshada Xaalada dalka.

-Dareen u yeelashada dhacdooyinka joogtada ah ee dhex yaalla Reeraha

-Warbixintii Guddida Ceel-bardaalle ee guurtida ee halkaasi dhawaan goaanada ka soo saaray .
-Xog waran lala yeesho Masuuliyiinta Wasaaradaha:

-Wasiirka wasaaradda Beeraha Somaliland

-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha

-Duqa Caasimadda ahan gudoomiyha golaha deeganka Hargeysa .

-Guddida dib u dhiska Biriijka Caasimadda Hargaysa

-Komishanka doorashooyinka Qaranka.

-Guddida ka hor tagga Aafooyinka .

-Doorka golaha iyo wacyi galinta dadwaynaha.

-Ansixinta wixii xeerar golaha hoyaala.

iyo waxayaaba kale ee soo raaca ee inagu soo bixi doona doodaynu ka yeelano arimahas aynu kor ku qornay.

Maxamed Muuse
Togaherer Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: