Toggaherer’s Weblog

GUDOOMIYAHA KULMIYE SIILAANYO OO BOOQASHO KU TAGAY SWEDEN.

Posted on: June 11, 2009

GUDOOMIYAHA KULMIYE SIILAANYO OO BOOQASHO KU TAGAY SWEDEN.

Sweden 10 June 2009 (THN)

Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Ahmed Maxamed Siiraanyo oo baryahanba socdaalk ku joogay dalka Ingriiska oo haatan uu gunaanad yahay socdaalkiisii uu maraayey wadamada Yurub ayaa maanta u amababaxay wadankaasi Sweden .

Socdaalkan gudoomiyaha uu ku tagay wadankaasi Sweden ayaa waxa uu ka dambeeyey martiqad rasmi ah oo uu gudoomiyuhu ka helay xisbiga Laber e wadankaasi Sweden oo horena xubno ka socda ay uga soo qayb galeen xisbigaasi shir waynihiin Kulmiye ee kalhore ka dhacay magaalo madaxda Somaliland Ee Hargaysa.

Waxaana la filayaa in mudada uu joogo gudoomiyuhu in uu kulamo la yeesho dawlada Sweden , Jaaliyada Somaliland ee Dalkaasi ku dhaqan , iyo xibiyada siyaasada ee dalkasi Swden .

Waxaana socdaalka gudoomiyaha xisbiga kulmiye ku weheliya xoghayihiisa arimaha siyaasada ee kulmiye Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar.

Wixii war ah ee ku saabsan safarka gudoomiyaha waxaad kala socon doontaan shabakada wararka ee Togaherer.

Warqabadka togaherer
UK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: