Toggaherer’s Weblog

USS IYO URURKA BULSHADA QATAR IYO DCMC OO CAMBAAREEYEY DILALKA SUXUFIYIINTA

Posted on: June 9, 2009

USS IYO URURKA BULSHADA QATAR IYO DCMC OO CAMBAAREEYEY DILALKA SUXUFIYIINTA

Waxa Caasimada Wadanka Qatar lagu Qabtay Xaflad Boroor Diiqa oo Loo Sameyey dilalka loo geesto Saxafiyiinta soomaliyeed oo uu u danbeyey dilkii agaasimihii Raadiyo Shabeelle ee Magaalada Muqdisho. Mukhtaar Maxamed Hiraabe,waxaa kale oo dhaawac halis ah loogu geystay Axmed Cumar Xaashi (Axmed Taajir), oo tafaftire dhanka wararka ka ahaa Raadiyow Shabeelle iyo Afduubkii loo geestay Agasimihii Telefeshonka Caalamiga ee UniversalTv .

Gudoomiyaha ururkan soona agaasimay xafladan Mudane Naasir Mohamed Ali Shinbir Ayaa Sheegay hadii aan arinkan wax laga Qaban oo aan la dabagalin Cida ka Danbaysay Dilalkan Qorshaysan in ay saxafiyiin kale oo badan lagu dili doono, waxa kale oo uuu ka dalbaday dhinacyada isku haya soomaliya inay iska xil saaraan sidii loo soo sari laha maxkamad Qaran Baritaan Degdegana loogu sameeyo in la helo cidii ka danbaysay dilkaas , waxa kale oo isna canbarayn soo saray xafiiska Doha center media Freedom oo ka hawl gala wadanka Qatar kana caawiya saxafiyiinta soomalida sidii ay u heli lahayeen nabadgalyo ay ku shaqeeyaan una dooda saxafiyiiinta aya iyaguna canbareyey dilalka loo geesto saxafiyiinta soomaliyeed , xafladan boroor diiqa aya waxa kale oo ka soo Qayb Galay Aqoon yahano Fanaaniin iyo Saxafiyiin Soomaliyeed oo ku Dhaqan wadankan Qatar ,waxa kale oo halkaa laga soo jeediyey Canbarayn in la joojiyo dilalkaa nocan oo kale ah , waxa kale oo Ay tacsi u Direen Eheladii iyo Qarabadii uu ka geeriyooday Marxuum Mukhtaar Maxamed Hiraabe .

Nasir Mohamed Ali
Doha Qatar
naasir7171@hotmail.com


FADLAN HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO
PLEASE CLICK HERER SO AS TO SEE

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: