Toggaherer’s Weblog

WAFTIGII UU HOR KACAAYEY MADAXWEYNE DAHIR RIYAALE KAHIN OO GALBTA KU SOO LAABTAY MAGALDA HARGAYSA

Posted on: June 8, 2009

WAFTIGII UU HOR KACAAYEY MADAXWEYNE DAHIR RIYAALE KAHIN OO GALBTA KU SOO LAABTAY MAGALDA HARGAYSA
Hargaysa 07 June 2009 (THN)
click to commentHargaysa 07 June 2009 (THN)
Wafti uu hogaaminayo madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyale Kaahin ayaa galabta markay ahayd saacada geeska Africa 5:30 ku soo laabtay caasimada Somaliland Ee Hargaysa.

Madaxweynaha iyo waftigiisaa aya in dhawaalahanba socdaal hawleed ku maraayey gobolada dalka qaar ka mid ah taas oo ay socdaalkooda kaga bilabeen Gobolka Saaxil iyo badyaa degmooyinka hoos yimaada taas oo ay uga sii gudbeen gobilka Togdheer oo gobolka togdheer oo laf ahaantiisa uu madaxweynuhu booqday degmo degmo ilaa min toolo badankiida ayaa waxa uu ka gaadhay degmiiyinka ugu bariyeeya taas oo uu uu gaadhay degmada Buuhuudle magaalooyin hoos yimaada.

Ugu dambayntkii waxa uu madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland uu u soo kicitimay Oodwayne taa oo ka mid ah gobolo uu dhawaan uu magacaabay magaaladaas oo uu u hayday xalay saakana uu dadweynihii reer Oodwayne meel fagaare ah uga qudbadeeyey ayaa Finalkii waxa uu u oo kicitimay Magaalada Hargaysa.

Wax war ah kamay soo bixin kulamdii iyo safarkii uu ku maraayey maalmahan gobolada dalka taas oo la filayo in dhawaan uu soo saari doono guulihii iyo guuldaradii, wixii u qabsoomay iyo waxa aan u soo qaboomin socdaalkii uu ku maraayey gobolada dalka.

Warqabadka Togaherer
Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: