Toggaherer’s Weblog

QABAN QAABO CALEEMO SAAR GARAAD CUSUB OO LA JOOJIYEY LAASCAANOOD DADNA LOO XIDH XIDHAY

Posted on: June 7, 2009

QABAN QAABO CALEEMO SAAR GARAAD CUSUB OO LA JOOJIYEY LAASCAANOOD DADNA LOO XIDH XIDHAY

Laascaanood 06 June 2009 (THN)
Ciidana police Laascaadoon ayaa maanta xabsiga u taxaabay laba oday oo loo soo doortay qaban qaabda shir lagu caleemo saari lahaa garaad cusub . wararka naga soo gadhay maagalaada Laascaanood ayaa sheegaya laba xubnood ee ay police xabiga u taxaabeen in ay kala yihiin Cabdi Risaaq Khaliif Axmed iyo Maxamuud Guhaad Xasan oo ka mid ahaa gudidi diyaarinaysay munaasabadii caleemo saarka.

Maxamed Jaamac Saable oo ku sugan magaalda Laascaanood ayaa sheegay in aanuu garanay sababta keentay Police ku sameeyo hanjabaadaha iyo cago juglaynta iyo waliba mid ka sii daran oo ah in tikniko lagu wareejiyey hudheelka ay ku shiyeen odayashu waxaanuu cambaareyey xadhiga labadan oday.

Dhinaca kale badhasaabka gobolka Sool Cali Axmed (Cali Sandule) oo arintaasi ka hadalay ayaa sheegay in talaabadan ay u qaadeen dhinaca sugida amanta kadib marki dacwadi ka timid imanada uu dhalay Garad Ismaaciil Ducaale oo laba sano ka hor ku geeriyooday magaalda Laascaanood saldanadii inamadii uu dhalay ay isku qabsadeen kadibna ay naga codsadeen in la joojiyo si amaanka loo sugo.

Warqabadka Togaherer
Laascaanood

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: