Toggaherer’s Weblog

G/WAKIILADA OO BARITO U BALAMAY COD U QAADIADA AJANDAYAASHII HOR YAALAY

Posted on: June 7, 2009

G/WAKIILADA OO BARITO U BALAMAY COD U QAADIADA AJANDAYAASHII HOR YAALAY

Haragaysa 06 June 2009 (THN)
Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta soo gabagabayey doodii ajandaha kalfadhiga golaha oo dhawan furmay , kulankan oo uu shir godoomiyay gudoomiyaha golaha wakiilaa Somaliland mudane Cabdi Rahaam Maxamed (Ciro) ayaa xildhibaanado dood ay isku waydaarsadeen ka dib waxaa fikradona ka dhibtay arinta taagan ee ku saabsan ajandayaasha golaha hor yaala .

Waxaana maalinta barito ah goluhu cod u qaadi doono ajandaha iyada oo la filayo in in bari lagu oo daro ajandaha qodobo hor leh oo ka soo baxay doodii ay xubnaha goluhu ay dhiibteen.

Xubnaha golaha wakiilada ayaa dhawrkii maalmood ee aynu oo dhaafnay ku guda jiray dooda ajanada uu goluhu ku shaqayn doono fadhigoodan bilaabmay .

Xafiiska wararka Togaherer
Hargaysa

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: