Toggaherer’s Weblog

DADWEYNAHA XAAFADA KAALINTA EE DEGMADA MAXAMUUD HAYBE OO MUDAHARAAD BIYO LA AAN AH ISUGU SOO BAXAY

Posted on: June 4, 2009

DADWEYNAHA XAAFADA KAALINTA EE DEGMADA MAXAMUUD HAYBE OO MUDAHARAAD BIYO LA AAN AH ISUGU SOO BAXAY

Hargeysa 31 May 2009 THN
Boqolaal Dadweyne oo isugu jira qaybaha Bulshada ee degen Degmada Maxamuud Haybe ayaa maanta banaan bax cabasho ah isugu soo baxay Magaalada Hargeysa gaar Ahaan Xaafada Kaalinta Ama Gacanta.

click to comment

Dadweynahan ayaa Dareenookooda ku muujiyey ereyo ay ku dhawaaqayeen oo ay ku cabirayeen Biyo la’aanta Haysta xaafadooda iyaga oo sheegay in aanay muddo dheer helin wax biyo ah iyaga oo dhaliisha biyo la’aanta haysata xaafadooda dusha u saaray Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa .

click to comment

Biyo La’aanta Magaalada Hargeysa ayaa ah mid ilaa imika aan xal loo helin iyada oo aqlabiyada Magaaladu aanay Helin Biyaha Wakaalada ama Biyo Nadiif ah , Qeybaha Magaalada ee hela Biyaha oo aad u kooban ayaa iyagu laftoodu hela Afartii habeen ba habeen .

click to comment
Biyaha Caasimadda Hargeysa lagu cabo ayay soo dhaamiyaan Booyado iyaga oo ka keenaya Biyaha Ceelasha Aw Barkhadle iyo Dararweyne Halka Foostana Ka siiya macaamiishooda lacag dhan 10,000 toban kun oo Shillin Somaliland ah una dhiganta $1.6 Dollar.

Mawliid Ahmed
Togaherer Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

June 2009
S S M T W T F
« May   Jul »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
%d bloggers like this: