Toggaherer’s Weblog

KOOXDA K/CAGTA JAALIYADA SOOMALIYA EE QATAR OO KU GUULEYSTAY KOOBKA JAALIYADAHA WADANKAAS

Posted on: May 29, 2009

KOOXDA K/CAGTA JAALIYADA SOOMALIYA EE QATAR OO KU GUULEYSTAY KOOBKA JAALIYADAHA WADANKAAS

Doha Qatar28/5/2009
click to comment
Waxa xalay la soo Gabagabeyey Ciyaarihii jaaliyadaha oo mudo ka socday wadankan Qatar oo ay ka soo Qayb galeen jaaliyado badan oo Dalka Qatar Degan, halkaas oo kooxda k/cagta ee Jaaliyada Soomaaliyeed ay wacdaro kadhigtay, waxa xalay ciyaartii kama Danbaystay Dhex Martay kooxda Jaaliyadda Wadanka Masar iyo xiddigaha Jaaliyada soomalida oo halkaa gushu ku racday kooxdeena 5-2.
click to comment
Ciyaratan oo ay ka soo Qayb galeen Madax Sare oo Ka kala Socota Labada Safaradood ee Soomaliya iyo Masar Iyo Madaxda Isbooritaga Jaaliyada oo uu Hor kacayo Mudane Xasan Diiriye Nuux Naasir Maxamed Cali Shinbir iyo Xoghaya Jaaliyada Mudane Cabdla Neero Gudoomiiyaha Jaaliyada SHeekh Cali Maxamed Caskar iyo Xubnaha Jaliyada Soomaliyeed,iyo Safiirka Soomaliya u Fadhiya Wadanka Qatar Mudane Ismaaciil Qaasim Naaji iyo la Taliyaha Safarada Masar Ayaa gabagabdii gudoonsiyey koobka jaaliyahada kooxda Jaaliyada Soomaliyeed Kabtankooda.
click to comment
Kooxda jaaliyada Soomaliyeed ayaa waxa uu ka soo badiyey intii uu socday Dalal badan.
click to comment
Naadiga jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Qadar oo waliba ciyaaro xiiso badan soo bandhigay oo waliba ay halkaa ka soo Qayb galeen Taagero badan oo ka mida bulshada ku dhaqan wadanka Qatar iyaga oo Jaliyada mudo aan ka muqnaan jirin Tartamada ayaa ciyaartani ku tusaysaa in kooxdu ay noqday naadi loo bogo.
click to comment
Waxa iyana cawa xaflad baladhan oo ay ka soo Qaybgaleen Fananinta wadanka Qatar oo u horeeyo Fanaanka Dada Yar Maxamed Xuseen Dalmar iYo Fanaanka Guleed Rashiid iyo Mulaxanka iyo Fananka Maxamed Cabdi Naagabadane ku soo bandhigeen hooso aad loo jeclaystay xafladan oo u soo Qaban Qabisay Gudiga Jaaliyada iyo Safiirka soomaliya u fadhiya Qatar Ismaaciil Qaasim Naaji iyo xubnaha Isbooritiga Jaaliyada, iyadoo kooxdu ay Magac u Soo hooyeen bahwaynta Soboortiga Soomaliya.

click to comment
click to comment
click to comment
click to comment

Naasir Maxamed Cali Shinbir

Naasir7171@hotmail.com
Doha Qatar

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: