Toggaherer’s Weblog

AYAX MAANTA KU DEGAY HUNDULI QOOLCADAY IYO DHIMBIL-RIYAALE EE DEGMADA SALAXLEY

Posted on: May 29, 2009

AYAX MAANTA KU DEGAY HUNDULI QOOLCADAY IYO DHIMBIL-RIYAALE EE DEGMADA SALAXLEY

HAR 28 MAY 2009 THN
Ayax qamaamsan ayaa maanta Ku degay Jiidaha hoos Yimaada Hunduli Qoolcaday iyo Dhimbil-Riyaale ee Degmada Salaxlley ee Gobolka Maroodi Jeex.
click to comment
Photo File Banka Qoolcaday
Warka Ayaxna maanta ku fadhiistay Deeganka Banka Qoolcaday iyo Degamda Salaxley waxaa Warbaahinta u Xaqiijiyey Duqa Magalaada Salaxley Mudane C/rashiid Macallin , Ayaxan ayaa haatan ku fadhiya Jiid dhan ilaa 4 KiloMitir isaga oo u sii jeeda Dhinaca Hawdka Degamada Salaxley .
click to comment
Photo File Bali Mataan
Ayaxan ayaa ka soo kacay Sida la sheegay Todobaadkan Deegamada Galbeedka Somaliland gaar ahaan Degmada Saylac.

Xafiiska wararka ToggaHerer Hargeysa


Photo File Duqa Degmada Salaxlley

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: