Toggaherer’s Weblog

SARAKIIL SAR-SARE OO KA TIRSAN WADANKA MEXICO OO LA XIDHAY

Posted on: May 27, 2009

SARAKIIL SAR-SARE OO KA TIRSAN WADANKA MEXICO OO LA XIDHAY

Dawlada Mexico ayaa sheegtay in ay xbsiga u tabaxeen Saraakil sar sare oo ka tirsan Xukumada Dalka.

Tirada Saraakisha ee la xidhay aya ah 27-qof kuwas oo loga Shakiyey in ay gacanta kula jiran Ganacisga Daroogada.

Sarakiisha Boliska ee Wadanka Mexico ayaa sheegay in 10-ka mid ah dadka la xidhxidhay aay yihiin Mayor / Duqa Magalooyin ka mida Wadanka Mexico.

Waxana laga soo qabtay Guri ay ku wada jireen oo ku yaalay Gobolka Michoacan.

Dadka la xidhay waxaa ku jiray Nin Sharci yaqan ah (Lawyer) oo ka tirsan Wasaradda Cadaalada ee Wadanka Mexico.

Gobolka Michoacan ayaa ah Gobolka ugu xoog badan Xaga Ganacisga Daroogada.

Waxaa ku dhimatay dalka Mexico 9000 oo qof mudo laba Sano kuwas oo la xidhidha Ganacisga Daroogada.

Xafiiska WarQabdka TogaHerer

Islamabad,Pakistan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: