Toggaherer’s Weblog

DALKA FRANSIISKA OO KA FUURTAY SALDHIG MILATARI WADANKA UAE

Posted on: May 27, 2009

DALKA FRANSIISKA OO KA FUURTAY SALDHIG MILATARI WADANKA UAE

Madaxweynaha Wadanka Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa waxa u manta sii rasmi ah uu furay Saldhig Milatri ay iska leeyihin Cidamadda Milateriga ee Wadanka Faraniiska oo ku tala Magalada Abu Dhabi ee Wadanka UAE.

click to comment
Saldhigan Milatri aya ah kii ugu horeeyey ay Ciidamadda Faransiska ka furtaan Wadamada Carabta.

Saldhigan ayaa noqoni doonta meesha Cidamadda Badda ee Wadanka Faransiiska kala dagaalameyaan Bhudcad Badeeda.

Munaasabad lagu furaayay Farisinkaas ayaa waxaa lagu qabtay gudaha Saldhiga,waxaana laga taagay labada Calan ee Wadamada France iyo UAE.

click to comment
Waxaana ka soo qayb galay Masuliyinta labada Dal Nicolas Sarkozy iyo Sheikh Mohamed Bin Rashid Al-Makhtoum.

Tirada cidanka ku sugan saldhiga aya imaka ah 500-oo ciidanka Badda.

Madaxweynaha dalka France Nichloas Sarkozy aya khudbad kooban ka jeediyey Munasabada fuuritanka.

Xafiska Warqabadka TogaHerer
Islamabad,Pakistan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: