Toggaherer’s Weblog

CABITAANKA REDBULL EE KORDHIYA FIRFIRCOONIDA IYO TAMARTA OO LAGA HELAY MAANDOORIYE

Posted on: May 26, 2009

CABITAANKA REDBULL EE KORDHIYA FIRFIRCOONIDA IYO TAMARTA OO LAGA HELAY MAANDOORIYE

click to comment
Wadanka Jarmalka ayaa laga mamnuucey cabitaanka loo cabo fir fircoonida iyo tamarta ee RedBull,Kadib markii ay baadhitaan ku hayeen mudooyinkii la soo dhaafey Shaybaadho ku yaala dalka Jarmalka.
click to comment
Sharaabka ama Cabitaanka RedBull ayaa laga helay maado maandooriye ah (Cocaine), taas oo ah nooc kamid ah maandooriyaasha ama daroogooyinka ugu khatarsan.
Goobaha ganacsiga ayaa durba bilaabay in ay ka saaraan meheradohooda iyo meelaha kaydkooda Cabitaankan.
Sida ay sheegeen dhakhaatiirta dalka Jarmalka xadiga maandooriye ee ku jira Redbull waa mid aad u yar.

Shirkadda samaysa RedBull ayey la soo deristey caqabad weyn taas oo ay qarka u saaran yihiin khasaarooyin waa weyn iyo in ay joojiyaan cabitaankan gebi ahaantiis.

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: