Toggaherer’s Weblog

XUSKA MUNAASIBADA 18 MAY DOHA QATAR

Posted on: May 25, 2009

XUSKA MUNAASIBADA 18 MAY DOHA QATAR

xuska munaasibada 18ka may ee Doha Qatar

Halkan ka daawo sawiradii xaflada lagu qabtay Doha Qatar

Xuska sanad guurada 18 aad ee 18 may oo aad looga dabaal dagay lagana xusay wadanka Qatar ayaa bulshada reer Somaliland ee kunool wadanka Qadar ay si heer sare ah u soo abaabuleen ,una agaasimeen xaflad balaadhan oo lagusoo bandhigay heeso wadani ah iyo qudbado aad u qiimo badan ,oo lagaga hadlaayay halgankii loo somaray qaranimada Somaliland ,iyo lasoo noqoshadii madaxbanaaninda gooni isu taaga Somaliland .

waxaa kaloo lagu soo bandhigay majaajilooyin gabayo wadani ah oo uu halkas ka tiriyay abwaanka caanka ah ee reer Qatar ahmed cabdilahi maxamuud (axmed fartaag) oo ku saabsanaa munaasibadan 18 may xafladaas oo ay kasoo qaybgaleen dadwayne aad u farabadan oo reer Somaliland ah .

waxaana xafladaas soo abaabulay qaban qaabiyay dhalinyarada odoyaasha haweenka ururada bulshada oo ay hormuud u a haayeen jahliyada reer Somaliland

Qaban qaabinta iyo isku dubaridka xaflada

Mr cali adan

sheikh ahmed bare

mr abdi Ibrahim( qarbooshe)

mr abdifatax mahdi xasan

mr caydaruus omer xasan

mr maxamad ismaciil good

mr baashe maxamad abdi

mr mukhtaar maxamud maxamad

Ali Adan Ahmed

Photographer, PR

Tel: +974 484 5467

Mob: +974 575 7288

Fax: +974 484 5496
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: