Toggaherer’s Weblog

NORTH KOREA OO TIJAABISAY GANTAL NEUCLAR

Posted on: May 25, 2009

NORTH KOREA OO TIJAABISAY GANTAL NEUCLAR

Wakaalada Wararka ee Wadanka North Korea ayaa sheegtay in xukuumadu ku guulaystayay Tijaabo aay kuu samaysay dhulka hoostiisa GantaL hubka Nuclearka.
click to comment

Gantaalkan Nuclearka ayaa kor u qadaya awooda dhanka Nuclearka ee wadanka North Korea iyadoo horay tijaabisayay gantaalo hore oo Nuclear ah .

Dhinaca kale waxaa jawaab ka bixisay gantaalkan ay tijaabisay xukuumada Kuuriyada Woqooyi dawlada Japan oo sheegtay in arintaasi ay caqabad ku noqonayso Nabada Gobalka .

Afhayeen u hadlay Wasaarada Arimaha Dibada wadanka Japan ayaa Saxaafada u sheegay in Xukuumadiisi ka Jawabay doonto sida ugu haboon .

Masuul u hadlay Ururka Midawga Yurub (EU) ayaa sheegay in arintaasi ay welwal ku abuurayso Dawladaha Jaarka la ah North korea iyo kuwa Caalamkaba.

Warqabdka ToggaHerer Islamabad Pakistan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: