Toggaherer’s Weblog

DAGAALO CULUS OO KA QARXAY HABAASWEYN DEGMADA AWAARE UNA DHAXEEYA BEESHA CIIDAGALE IYO ONLF

Posted on: May 24, 2009

DAGAALO CULUS OO KA QARXAY HABAASWEYN DEGMADA AWAARE UNA DHAXEEYA BEESHA CIIDAGALE IYO ONLF

Wararka naga soo gaadhaya Magaaladda Rabasso ayaa Sheegaya In dagaal Culusi Ka qarxay 4 :00 PM ee shalay Deeganka La yidhaa Habaasweyn oo ka tirsan Degmada Awaare Ka dib markii ay soo weerareen Jabhadda Nabadiidka ee ONLF iyo Beesha Ogaadeen oo is garabsanaya , Dagaalka ayaa wali socda ilaa haddana Khasaarihiisa lama Soo sheegin maadama oo uu wali dagaalku socdo.

Mar aan Khadka Telefoonka iyana Kula Xidhiidhany Magaalada Burca Duuray ayaa sidoo kale nalooga Xaqiijiyey Dagaalka sidoo kale waxay noo sheegeen in dagaalku yahay mid faraha la isula tagay oo aad culus dhinacyada dagaalamayaana ay helayaan Gurmado hor leh oo sii kordhinaya Socodka Dagaalka.

Wakhti dhawayd ayuun bay ahayd markii ay soo weeraareen Jabahada ONLF iyo Beesha Ogaaden oo is garabsanayaa Magaalooyin ay leeyihiin Beesha Ciidagale oo kala ahaa Habaasweyn Iyo Kamarooyaan iyaga oo ku laayay Dad Rayid ah oo gaadhaya 2 ruux hanti badan oo taalay Meheradahana ay fadhataysteen.

Wixii warar ah ee soo Kordha Dagaaladaas kala Soco ISha Xaqiiqda iyo Runta ToggaHerer

Xafiiska Wararka TogaHerer

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: