Toggaherer’s Weblog

QARAX LALA BEEGSADAY SHAANEMO KU YALA MAGALADA PESHWAR DALKA PAKISTAN

Posted on: May 23, 2009

QARAX LALA BEEGSADAY SHAANEMO KU YALA MAGALADA PESHWAR DALKA PAKISTAN
Baabuur walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay Badhtmaha Suuqa Magalada Peshwar oo ku taala Waqooyi Galbeed ee Dalka Pakistan.

Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan islamarkaasina gesytay Khasare Nafeed iyo Mid Maal-ba ayaa waxaa lala eegtay goob Cinemo-ah halkaasi oo ku dhinteen 6 qof halka 70 kalena ku dhawac meen.

Qaraxan ayaa uu ku soo beegmay xilli Xukumada Dalka Pakistan ka codsaneysay Qaramada Midoobay lacaq 543$ million taas oo Gargaar loogu fidiiniyoo dadkiii ka soo barakacay Dagalada ka socoda Swat ee u dhexyaa Xukumada iyo Taliban.

Ma jirto faahfaahin dheeri ah oo ka soo baxday Dowlada Dalka Pakistan oo ku aadan Qaraxan iyadoo qaraxani uu noqonayo kii labaad muddo ka yar hal todobaad ee ka dhaca Dalka Pakistan.

Warqabadka Togaherer

Islamabad,Pakistan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: