Toggaherer’s Weblog

MAHADNAQ DR. MAXAMED C/LAAHI CUMAR

Posted on: May 23, 2009

MAHADNAQ DR. MAXAMED C/LAAHI CUMAR

Waxaan Shabakadda wararka ee LONGLIVESOMALILAND uga mahad celi nayaa shahaado sharafta ay i guddoon siiyeen iyagoo qiimaynaya hawl gallaydayada ku jahaysan dhinaca kobcinta qaddiyada Somaliland iyo horumarkeeda. click to comment Waxaan anigoo ku faraxsan, leeyahay aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin waanan idinka guddoomay shahaadadii aad i siiseen. Run ahantii shabakada wararka ee LONGLIVESOMALILAND, waxay ka mid tahay warsidayaasha Somaliland ee wararkooda iyo faalooyinkooduba ay yihiin kuwa ka turjumaya qawaaniinta iyo anshaxa wanaagsan ee saxaafadda xorta ah. Wararka shabakadani waxay ku salaysan yihiin xaqiiq, madax banaani, danta guud ee ummada iyo dhex dhexaadnimo, waana calaamadaha lagu yaqaano saxaafadda wanaagsan ee waxtarka u leh bulshada. Waxaan ugu hambalyaynayaa LONGLIVESOMALILAND horumarka ay ka gaadhay tabinta warar iyo faalooyin tayo leh, waxaanan u rajaynayaa inay sii wado shaqada wanaagsan ee ay Shabakadani u qabato akhristayaasheeda. Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: