Toggaherer’s Weblog

AJAABINTA KA DIRIRAAYA DHULKAYGA WAXAY DOONAYAAN INAY SOMALIYA KU HAYAAN QALALAASAHA

Posted on: May 21, 2009

AJAABINTA KA DIRIRAAYA DHULKAYGA WAXAY DOONAYAAN INAY SOMALIYA KU HAYAAN QALALAASAHA

Raysalwasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa sheegay in rajada uu a qabo wadahadal dhexmara iyaga iyo Mucaaradku uu yahay mid aad u yar oo meesha kasiibxaya.
click to comment
Raysalwasaare Sharmarke ayaa yiri mar uu waraysi siinaayey Reuters “Umalaynmaayo in ay leeyihiin qorshe siyaasadeed, nimanka ajaanibta ah ee ka diriraaya dhulkayaga, waxa ay doonayaan keliya in ay Soomaaliya ku hayaan qalalaasaha ay ku jirto, si ay ugu noqo Janno ay isku qariyaan”.

Dawladda Federaalka ayaa isku daydey waxkasta oo suurta gelinkara in ay kuwada hadlaan iyaga iyo mucaaradka hubaysan taas oo ay ugu horeyso in dalka lagu dhaqaayo shariicada Islaamka, laakiin Islaamiyiinta mucaaradka ah ayaa ku tilmaamay mid lagu gabanaayo isla markaasna caalamka lagu habaabinaayo.

Raysalwasaare Sharmarke ayaa hadalkiisa ku daray “Ma noo muuqato wax fursad ah oo harsan oo kuwaas aanu kula hadalno luuqada keliya ay fahmayaan waa dagaal anaguna waan isu diyaariney waana ku maja xaabineynaa mar dhaw ayuu yiri raysalwasaaruhu”.

Doorashadii Madaxweyne Shariif ayaa laba u qaybisay kooxaha Islaamiyiinta ah, khilaafkaas oo ku danbeeyay gacan ka hadal dhiig badan ku daatey, inta badan Koonfurta dalku waxa ay gacanta ugu jirtaa Kooxaha ka soo horjeeda Dawladda.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: