Toggaherer’s Weblog

XAFALAD AAD LOO SOO AGAASIMAY OO KA DHACADAY QASRIGA MADAXTOOYADA S/L

Posted on: May 20, 2009

XAFALAD AAD LOO SOO AGAASIMAY OO KA DHACADAY QASRIGA MADAXTOOYADA S/L

Xaflad balaadhan oo lagu xusayay maalinta xornimada ay Somaliland kala soo noqotay Soomaaliya 18/May/1991, ayaa xalay lagu qabtay qasriga Madaxtooyada Somaliland.
click to comment

click to comment

Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, Ruug cadaaga reer laascaanood Axmed Cabdi Xaabsade, Wasiiro, Salaadiin, Xildhibaano ah Guurtida iyo Wakiilada, madax sare oo ka tirsan Xukuumada JSL iyo marti sharaf kale.

click to comment

Afhayeenka Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha

click to comment

Fanaaniinta Cabdi Nuur Alaale iyo Nimco Yaasiin labada (dhexda)
Xafladan oo ahayd mid casho ah, waxa sidoo kale ay fanaaniin ay ka mid yihiin Fanaaka reer Jabuuti Cabdi Nuur Allaale, Nimco Yaasiin iyo Sahra Axmed ay ka qaadeen heeso ay u samayeen Somaliland, kuwaasi oo aad u so jiitay dadkii ka soo qayb galay xaflada.

click to comment

Xafladan oo ahayd mid ka duwan kuwii hore, waxa ay fanaaniintu soo jeediyeen Riwaayad aad u xiiso badnayd.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: