Toggaherer’s Weblog

URURKA ARDDAYDA JSL EE DALKA YEMEN IYO DABAALDEGA 18 GUURADA SOMALILAND DAAWO SAWIRO

Posted on: May 20, 2009

URURKA ARDDAYDA JSL EE DALKA YEMEN IYO DABAALDEGA 18 GUURADA SOMALILAND DAAWO SAWIRO

click to comment
Ururka Ardayda JSL ee Dalka Yemen iyo debaal dega 18 May

click to comment

Ururka Ardayda JSL ee Dalka Yemen oo soo qaban qaabiyey xaflad balaaadhan oo si weyn loo soo agaasimay xafladaas oo ka dhacday magaalada Sanca

click to comment

Waxaa munaasabadan lagu xusaayo kasoo qayb galay. Bulsho weynta somaliland ee ku dhaqan dalka Yemen iyo Dhamaan ardayda somaliland ee waxkabarata dalkan waxgaradka aqoonyahano masuuliyiin xafladaas oo ahayd. Mid si weyn ay uga dhexmuuqdeen dhaamana dadweynaha jaaliyadu
click to comment
Furitaankii munaasabada kadib. Waxaa hadalka lagu soo dhaweeyey gudoomiyaha Ururka Ardayda JSL ee Dalka Yemen Md. C/raxman Maxamuud C/laahi isagoo aad ugu dheeraaday mudadii ay somaliland jirtay iyo waxa uqabsoomay isagoo sheegay in ay somaliland isku raacday in ay ahaato dal madax banaan oo ictiraaf raadis ah gudoomiyuhu wuxu sido kale ka hadlay. In Ururku heegan uyahay dhamaan ciidaha dalka inay qabtaan

Waxaa sidoo kale ka hadlay xafladan oo ahayd. Xafladihii ugu dadka badnaa ee Sanca gudoomiyii hore ee Ururka C/casiis Maxamed Farax oo ka hadlay qiimaha ay leedahay in laxusaa 18 may waxaanu ugu mahad celiyey jaaliyada yemen ku dhaqan kaalinta ay ugu jiraan ururka wada shaqaytiisa iyo kaalinta dhiri gelinimoba

Iyadoo sidoo kale madashaas lagu soo bandhigay heeso layaableh. Oo ah heesaha somaliland ay ku caanka tahay. Oo ay joogeen fanaanka caanka ah ee maxamed nairobi., isagoo wacdaro layaableh muujiyey. Waxaa sidoo kale madasha lagu soo bandhigay gabayo majaaajilo. Iyadoo xafladaasi kusoo gebigebowday jawi farxadeed oo aad usareeyo.

iyadoo bulsho weyntii kasoo qayb gashay madasha ay aad ugu mahadnaqeen Ururka Ardayda iyo xafladan wadaniyada leh oo ay soo qaban qaabiyeen.

Ururka Ardada JSL ee Dalka Yemen

susyemen@hotmail.com

click to comment
click to comment
click to comment

click to comment
click to comment
click to comment

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: