Toggaherer’s Weblog

DABAALDEGA SANADGUURADA 18 AAD EE LA SOO NOQOSHADA MADAXBANAANIDA S/LAND CANADA DAAWO SAWIRO SARE

Posted on: May 20, 2009

DABAALDEGA SANADGUURADA 18 AAD EE LA SOO NOQOSHADA MADAXBANAANIDA S/LAND CANADA DAAWO SAWIRO SARE

click to comment
TORONTO 19 May THN
Magalada Toronto Waxaa ka dhacdey xaflad aad u balaadhan oo loogu dabaal dagaayey sanadguuradii 18aad ee Somaliland kaga go’day Somaliya inteeda kale xafladaas oo runtii aad looga soo qaybgalay waxa kasoo qaygalay Dadweyne aad u farabadan oo ka kala yimid dalka Canada hareeraheeda oo dhan.
click to comment
Xafladaas oo si weyn looga soo shaqeeyey waxa madasha ka hadlay dad farbadan oo ka socday jaaliyada reer Soomaliland ee Toronto iyo madax kale oo farabadan

waxay ahayd xafladii ugu balaadhnayd sida la ii sheegay abid uguna dadka badnayd tasoo lagu sheegay in sanadkan meel kaliya lagu qabtay oo keentay in ay dadku sidaa u bataan.
click to comment
Khadar Ciise oo kamid ahaa dadkii xaflada soo qabanqaabiyey oo aan la kulmay su’aalo yar aan weydiiyey wuxuu ii sheegay in ay si wanagsan u dhacday iyada oo weliba Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Dahir Riyaale kaahin uu si toos ah madasha uga soo hanbalyeyey shacabka reer Somaliland iyo weliba labada gudoomiye ee Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Maxamuud Ahmed Siilaanyo iyo Faysal Cali Warabe.
click to comment
Waxa iyana lagu qabtay xafladaas mid la mid ah magaalada Casimada ah ee Ottawa oo iyana laysku arkay
click to comment
Hamse A Salaan
Toronto,Canada
click to comment
click to comment

click to comment
click to comment

click to comment
click to comment
click to comment

click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment

2 Responses to "DABAALDEGA SANADGUURADA 18 AAD EE LA SOO NOQOSHADA MADAXBANAANIDA S/LAND CANADA DAAWO SAWIRO SARE"

hi am from somaliland so am realy like her of xaflad soo mali laan d waan ka xumahay waann joogin waxxan jeclaan laha hdaan joogo tii hrgaysa lagu dhigay ok byyyyyyyyyyy waxaan ku noolahay united steet os

I know I beliva somaliland so much

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: