Toggaherer’s Weblog

18 MAY IYO ARDAYDA REER SOMALILAND EE SUDAN ( DAAWO SAWIRADA)

Posted on: May 20, 2009

18 MAY IYO ARDAYDA REER SOMALILAND EE SUDAN ( DAAWO SAWIRADA)

click to comment18 MAY IYO ARDEYDA REER SOMALILAND EE SUDAN

waxaa magaalada khartoum ee caasimada wadanka sudan oo ay ku sugan yihiin ardey aad u badan oo reer somaliland ah ka dhacey habeenkii 18 May xaflada aad u sareysay oo lagu xusayey sanad guurada 18Aad ee ka soo wareegtey la soo noqoshadii madaxbanaanida soomaliland ,
click to comment
Xafladaas oo ka dhacdey RIBAAD HALL , Ayaa waxey aheyd mid aad u heer sareysey ,
ugu horeyn waxaa lagu furey aayaadka quraanka kariimka ah , ka dib waxaa ardeydii iyo marti sharaftii kale ee ka soo qeyb gashey ay u kaceen heesta calanka ee somaliland , iyagoo ay wajiyadooda ka muuqato farxad iyo damaashaad,
waxaa la guddo galey barnaamijyadii oo ay horkacayeen Ururka ardeyda reer somaliland ee sudan,
waxaa halkaas ka hadley Maxed Amiin C/rahmaan oo halkaas ku soo bandhigey taariikhtii somaliland halganka ka hor iyo waliba ka dib, taas oo dadkii meesha ka soo qeyb galey dareen aad u sareeya galisey ,
click to comment
waxaa halkaas ka hadley oo microphoneka la wareegey Gudomiyaha ardeyda reer somaliland ee sudan Mudane Ibraahim Aadan Ibraahim oo si qoto dheer ugu waramey ururka ardeyda reer somaliland iyo waxqabadkiisii , waxaa kale oo uu halkaas amaan iyo mahad naq uga soo jeediyey ardeydii iyo waliba cid walba oo ka qeyb qaadatey qabsoomida xafladan ,isagoo u mahad naqey madaxda iyo shaqaalaha shirkada xawaaladaha ee DAHABSHIIL ,
waxaa uu gudoomiyuhu kula dardaarmey ardeyd in ay isku duubnaadaa iskala ilaaliyaan wax walba oo u keeni kara kala daadsani ,
waxa kale oo halkaas ka hadley Muse dheere oo ah guddomiyah jaaliyada reer somaliland ee sudan , waxaa uu muuse ku dheeraadey ahmiyada ay leedahey isku xidhnidu ,
waxaa halkaas lagu soo bandhigey heeso iyo barnaamijyo qiimo lahaa ,

Fuaad Cabdi Salaam Xasan Xaaji
Alzeim Alazhari university
Public and Environmental Health
khartoum
Sudan

click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment
click to comment

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: