Toggaherer’s Weblog

XISBIGA UCID ANIGA AYAA U AH XOGHAYA WARFAAFINTA MEEL AAN KAGA BAXAY IYO MEEL AAN KU IDHI WAAN….

Posted on: May 18, 2009

XISBIGA UCID ANIGA AYAA U AH XOGHAYA WARFAAFINTA MEEL AAN KAGA BAXAY IYO MEEL AAN KU IDHI WAAN….

Marka hore waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraya shacbi waynaha reer Soomaliland meel kasta oo ay joogaan aniga oo uga hambalyaynaya munaasibada maalinta 18 May ee ka soo wareegtay malintii lagu dhawaaqay in ay soomaliland gooni isku taagto ,waxan shacbiga soomaliland meel kasta oo ay jooogaan leeyahay ku gaadha munaasibadan munaasibadeeda guul ,bashbash ,barwaaqo iyo xoriyad

intaas ka bacda waxaa kale oo aan halkan ku cambaaraynayaa qoraal ay ku soo baxay qaar ka mid webisiteyada kaas oo aha in gudoomiyayashii gobolka maroodijeex iyo gabiley ay xisbiga ka baxeen iyo waliba xoghayihii warfafinta ,waxan leeyahay xisbiga ucid aniga aya u ah xoghayihii warfafinta meel aan kaga baxay iyo meel aan ku idhi waan ka tagayna ma jirto imika safar ayan ku jooga dalka uk hawlxisbiga ahna waan wadaa meel aan kaga tagaayo xisbiga ucid iyo xisbi kale oo aan ku biirayana ma jirto saaxiibaday hadii ay kabaxeen in ay sheegtaan taytalkayga oo ay yidhaahdaan xoghayihii warfaafinta ayaa nagu wehelinaayana amaba qof kale sheegto amaba uu ku hadlo xoghayaha warfafainta ayan ahaan jirayna ma wanaagsani xoghayha warfaafinta anaa ku hadlaya xisbiguna ii igmaday in aan u hayo booskaas

iyagana hadii ay xisbiga ka baxeen wax ay xisbiga ka tagitaankooda uu u dhimayaa ma jirto xisbiguna waa xisbi qaran maalin walabana intaas oo taageero ah aya ku soo biirta iyo aqoonyahanba waana xisbiga aqoonyahanka reer soomaliland waanuna gulaysanaya inshaa allaahu doorashda soo socota

A/Naasir Yousuf Osman (Qodax)
Xog-Hayaha warfaafinta ee xisbiga ucid (X-Ucid)
shadow secraterty of information nad press for ucid party

BBA Hargeisa University Of Hargeisa
Mobile +2522-4420330 qodax5@yahoo.com
00447944069041 uk

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: