Toggaherer’s Weblog

MADAXWEYNAHA S/L MUDNE RIYAALE DHAMBAAL HAMBALYO EE 18 MAY U DIRAY SHACBIGA S/L

Posted on: May 18, 2009

MADAXWEYNAHA S/L MUDNE RIYAALE DHAMBAAL HAMBALYO EE 18 MAY U DIRAY SHACBIGA S/L

Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa caawa dhambaal Hambalyo ah u diray guud ahaan shacbi-waynaha Somaliland meel kasta oo ay joogaan gudo iyo dibadba xuska 18aad oo ah maalinta qaranimada Somaliland.

Madaxweynuhu isagoo ku hadlaya magaciisa iyo kan xukuumada Somaliland waxa uu dhambaaalkiisa ugu rajeeyay guud ahaanba shacbiga Somaliland gudo iyo dibadba in eebo sanadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: