Toggaherer’s Weblog

DABAALDEGA 18 GUURADA MADAXBANAANIDA SOMALILAND 18 MAY DAAWO SAWIRO BEERTA XORIYADA HARGEYSA

Posted on: May 18, 2009

DABAALDEGA 18 GUURADA MADAXBANAANIDA SOMALILAND 18 MAY DAAWO SAWIRO BEERTA XORIYADA HARGEYSA

click to comment
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayay maalinta xornimada Somaliland ee 18-ka May, ayaa maanta subaxnimadii lagu qabtay Beerta xorriyada ee Magaalada Hargeysa.

click to comment
Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Cirro, Maayarka Caasimada Hargeysa Eng Xuseen Jiciir, Wasiiro, Xildhibaano, Madaxda saddexda xisbi Qaran iyo Dadweyne aad u tiro badan.
click to comment

click to comment

click to comment

click to comment

click to comment

click to comment

click to comment

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: