Toggaherer’s Weblog

CIIDAMADA PAKISTAN OO SHEEGAY INAY LAAYAN DAGALAYAHNO KA TIRSAN TALIBAN

Posted on: May 18, 2009

CIIDAMADA PAKISTAN OO SHEEGAY INAY LAAYAN DAGALAYAHNO KA TIRSAN TALIBAN

CIIDAMADA PAKISTAN OO SHEEGAY INAY LAAYAN DAGALAYAHNO KA TIRSAN TALIBAN

Ciidamada Dawlada Pakistan ayaa sheegay in 24kii saacadood ee ugu dembayay aay ku dileen 47ka tirsan Ururka Taliban.

Sarkaal ka tirsan Cidmada Dawlada Pakistan ayaa sheegay in Ciidamada Dawladu ay weerareen Goobooo ka tirsan Gobalada Woqooyi Galbeed ee Wadanka Pakistan islamarkaana ay kala kulmeen iska cabin uga timi dhanka Taliban isagoo sheegay inay ku guulaysteen inay dilaan 47ka tirsan Taliban.

Dawlada Pakistan ayaa sheegtay in goobaha dagaalada xoogoodu ay ka dheceen ay tahay Swat halkaasi oo ay fariisimo ku lahaayeen dagaalyahanada Talibaan iyadoo dawladu ay sheegtay in ciidamada dawladu ay adeegsanayeen duqamo cirka ah iyo hubka dhulka laga tuuro intaba.

Wali arintan kama jawaabin ururka daalibaan ee dagaalka kala soo horjeeda dawlada bakistan iyadoo xukuumada bakistan ay horay u sheegtay inay khasaare u gaysteen dagaalyahanada Taliban.

Togaherer News Network
Islamabad,pakistan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: