Toggaherer’s Weblog

BARACK OBAMA OO SAFIIR CUSUB U MAGACABAY WADANKA CHINA

Posted on: May 18, 2009

BARACK OBAMA OO SAFIIR CUSUB U MAGACABAY WADANKA CHINA

BARACK OBAMA OO SAFIIR CUSUB U MAGACABAY WADANKA CHINA

Madaxweynaha Wadanka Maraykanka Barack Obama ayaa waxaa uu Jon Huntsman uu Magacaabay Safiirka Wadanka Maraykanka ee uu fadhiya Wadanka China.

Jon Huntsman oo 49-sano jir ayaa waxaa uu Soo maray Xilal iyo Jagooyin sar sare oo aay ka mid yihiin:

1. Gudoomiyaha Gobolka Utah ee Wadanka Maraykanka.

2.Taliyaha sare ee Ganacsiga wadanka Maraykanka(Xiligi Madaxweyne George W. Bush).

3.Safiirka wadanka Maraykanka ee uu fadhiya Wadanka Singapore.

Mr.Huntsman ayaa ka tirsan Xisbiga Republic ee Wadankaas Maraykanka.

Waxaana uu ku hadla Luuqada Mandarin oo ka mid ah 3-luuqado ugu caansan ee Wadankaas China isago ka soo bartay Wadanka Taiwan.

WARQABADKA TOGAHERER ISLAMABAD PAKISTAN

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

May 2009
S S M T W T F
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
%d bloggers like this: